Custom Search
 

wararka 08:42 am |  Hogaamiyaha Ururka Xizbul-Islaam Xasan Daahir Awys oo Maanta salaadii Ciida kadib lahadlay Kumanaan qof oo kusugan Deegaanka calamada oo kamid ah deegaanada Loobara kacay ayaa waxaa uu sheegay in ay siiwadi doonaan dagaalada...

September 10 2010 / No comment / Read More »

Xogta 06:46 am | B-Hawo-(GMN) Mashruucan qeybtiisa kowaad oo socday mudo lix bilood ah ayaa lagu so gebagebeeyay magaalada Beled Hawo ee gobolka Gedo. Hayada SEDHURO oo aheyed hayadii fulinaysay mashruucan oo ay maalgelisay UNHCR ayaa waxaa...

September 10 2010 / No comment / Read More »

wararka 08:16 pm | Gedoonline(GMN)Shabakada  Gedo Media Network Ayaa waxaa ay Aqristayaasheeda kala Qayb qaadanaysaa Maalinta Farxada Mudan ee Ciidul Fidriga Taasi oo ay dhamaanba Caalamka Muslimka oo Dhami kuwada Faraxsanyihiin. [Audio clip: view full post to...

September 9 2010 / No comment / Read More »

wararka 06:42 pm | Muqdisho-(GMN)Kadib weerar xoogan oo maanta lagu qaaday Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho xilli ay ku sugnaayeen masuuliyiin ka socota Beesha caalamka ayaa weerarkaasi waxaa si kulul u cambaareeyay ururada UN-ka Midawga Africa IGAD...

September 9 2010 / 1 comment / Read More »

Editor 03:02 pm | Mogadishu (GMN) – Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin, ayaa si rasmi ah u sheegatay weerarkii qaraxyada xambaarsanaa ee Duhurnimadii maanta lala beegsaday garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde International Airport ee Magaalada Muqdisho. Isagoo saxaafadda la...

September 9 2010 / No comment / Read More »

Editor 02:37 pm | Mogadishu (GMN) – Waxaa soo baxaya khasaaro lixaad leh oo ka dhashay weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee saacado ka hor lagu qaaday garoonka Diyaaraha ee Aadan cadde International Airport ee Muqdisho. Inta la ogyahay...

September 9 2010 / No comment / Read More »

Editor 02:19 pm | Mogadishu (GMN) – Waxaa goor dhow uu qarax Xooggan uu ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, gaar ahaan albaabka hore ee laga galo Garoonka, waxana qaraxasi kadib halkaasi ka dhacay Rasaas xooggan oo ay...

September 9 2010 / No comment / Read More »

Editor 12:16 pm | Somalia (GMN) – Ciidamada NATO ee ka howlgala xeebaha Soomaaliya ayaan si xoog ah uga soo furtay Markab ay afduubteen kooxaha Burcad badeeda Soomaalida, iyadoo markabkaasi uu ahaa nooca konteennarada qaada ah oo...

September 9 2010 / No comment / Read More »

Editor 11:16 am | ISLAMIC WORLD – Banaanbaxyo waaweyn oo si weyn looga soo horjeedo tallaabo uu Baadari American ah ku doonayo inuu ku gubo Kutubta *QUR’AANKA KARIIMKA*, ayaa si weyn u ruxaya dunida Muslimka, iyadoo dibadbaxyadaasina...

September 9 2010 / No comment / Read More »

Xogta 08:34 am | Banadir-(GMN) Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay aad uga xunyahiin duqeenta lagu haayo dadka rayidka ah ee ku nool magaalada Muqdisho iyagoo dhinaca kale beeniyey in  maamulkaasi uu ku amray in ganacsatada...

September 9 2010 / No comment / Read More »
Latest Soomaali News

Cali Dheere :Beenaale Bahuko Gudaha Garoonka Ayaan Kula Dagaalanay”. »

Cali Dheere :Beenaale Bahuko Gudaha Garoonka Ayaan Kula Dagaalanay”.Editor 03:02 pm | Mogadishu (GMN) – Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin, ayaa si rasmi ah u sheegatay weerarkii qaraxyada xambaarsanaa ee Duhurnimadii maanta lala beegsaday garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde International Airport ee...

September 9 2010 / No comment / Read More »

8 Ku Dhimatay Qarixii Garoonka Muqdisho »

8 Ku Dhimatay Qarixii Garoonka MuqdishoEditor 02:37 pm | Mogadishu (GMN) – Waxaa soo baxaya khasaaro lixaad leh oo ka dhashay weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee saacado ka hor lagu qaaday garoonka Diyaaraha ee Aadan cadde International Airport...

September 9 2010 / No comment / Read More »

Is-Qaraxin Ka Dhacday Garoonka Muqdisho »

Is-Qaraxin Ka Dhacday Garoonka MuqdishoEditor 02:19 pm | Mogadishu (GMN) – Waxaa goor dhow uu qarax Xooggan uu ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, gaar ahaan albaabka hore ee laga galo Garoonka, waxana qaraxasi kadib halkaasi ka...

September 9 2010 / No comment / Read More »

Xoogaga NATO Oo Xoog Kusoo Furtay Markab ay Afduubeen Burcad Badeedda »

Xoogaga NATO Oo Xoog Kusoo Furtay Markab ay Afduubeen Burcad BadeeddaEditor 12:16 pm | Somalia (GMN) – Ciidamada NATO ee ka howlgala xeebaha Soomaaliya ayaan si xoog ah uga soo furtay Markab ay afduubteen kooxaha Burcad badeeda Soomaalida, iyadoo markabkaasi uu ahaa...

September 9 2010 / No comment / Read More »

Xoogaga AMISOM Oo Dagtey Dekadii Hore »

Xoogaga AMISOM Oo Dagtey Dekadii HoreEditor 08:26 am | Mogadishu (GMN) – Afhayeenka Ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Africa ee AMISOM, Brigye Bahuko ayaa sheegay in Ciidamadooda ay fariisin rasmi ah ka sameynteen Dekaddii Duqda ee Magaalada Muqdisho...

September 9 2010 / No comment / Read More »

10- Ciyaartoyda Xulka K/Cagta Somaliyed ah Oo Ku Baxsaday Masar & Magacyada »

10- Ciyaartoyda Xulka K/Cagta Somaliyed ah Oo Ku Baxsaday Masar & MagacyadaEditor 08:25 am | CAIRO: Waxaa mar qura yaabku noqdan markii saacado badan laga waayay xerada tababarka iyo hoyga ay deganaayeen ciyaaryahanada xulka qaranka ee Da`doodu ka hooseysa 17-jirada. 10 ciyaaryahan ayaa...

September 9 2010 / No comment / Read More »

Khaadiga guud ee Kenya “Ciidu waa sabtida” warbixin. »

Khaadiga guud ee Kenya “Ciidu waa sabtida” warbixin.Xogta 08:20 am | Nairobi-(GMN) Iyada oo la filayo in maalinta Jimcaha ay dunida muslinka ee caalamku ciidaan, ayaa waxaa so baxaya warar sheegaya in dalalka qaarkood ay iidi doonaan maalinta sabtidaa....

September 9 2010 / No comment / Read More »

Muqdisho: Rasaas Goos Goos ah Oo La Maqlayo & Kororka Khasaaraha Rayidka »

Muqdisho: Rasaas Goos Goos ah Oo La Maqlayo & Kororka Khasaaraha RayidkaEditor 08:04 am | Mogadishu (GMN) – Inkastoo weli la maqlayo daryanka Madaafiicda iyo rasaas goos goos ah, ayaa hadana waxaa sii kordhaya khasaaraha dadka rayidka ah kasoo gaaray dagaaladii ugu dambeeyey...

September 9 2010 / No comment / Read More »
Wararka.

Xasan Daaih Aways” Waan Sii Wadaynaa Dagaalada Ka Socda Dalka.” »

Xasan Daaih Aways” Waan Sii Wadaynaa Dagaalada Ka Socda Dalka.”

wararka 08:42 am |  Hogaamiyaha Ururka Xizbul-Islaam Xasan Daahir Awys oo Maanta salaadii Ciida kadib lahadlay Kumanaan qof oo kusugan Deegaanka...

September 10 2010 / No comment / Read More »

Beled Hawo: Haween Tababar loo soo afmeeray (Sawiro) »

Beled Hawo: Haween Tababar loo soo afmeeray (Sawiro)

Xogta 06:46 am | B-Hawo-(GMN) Mashruucan qeybtiisa kowaad oo socday mudo lix bilood ah ayaa lagu so gebagebeeyay magaalada Beled Hawo...

September 10 2010 / No comment / Read More »

Gedoonline”EIDUL Mubaarak Dhamaan Aqristayaasheena”. »

Gedoonline”EIDUL  Mubaarak Dhamaan Aqristayaasheena”.

wararka 08:16 pm | Gedoonline(GMN)Shabakada  Gedo Media Network Ayaa waxaa ay Aqristayaasheeda kala Qayb qaadanaysaa Maalinta Farxada Mudan ee Ciidul Fidriga...

September 9 2010 / No comment / Read More »

QM,IGAD,African Union, Oo Cambaareeyay Weerarkii Garoonka Muqdisho. »

QM,IGAD,African Union, Oo Cambaareeyay Weerarkii Garoonka Muqdisho.

wararka 06:42 pm | Muqdisho-(GMN)Kadib weerar xoogan oo maanta lagu qaaday Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho xilli ay ku sugnaayeen masuuliyiin...

September 9 2010 / 1 comment / Read More »

Dibadbaxyo Ka Dhan ah In La Gubo Kutubta *QUR’AANKA KARIIMKA* Oo Si Weyn u Ruxaya Dalal ay Ka Mid Tahay Somalia »

Dibadbaxyo Ka Dhan ah In La Gubo Kutubta *QUR’AANKA KARIIMKA* Oo Si Weyn u Ruxaya Dalal ay Ka Mid Tahay Somalia

Editor 11:16 am | ISLAMIC WORLD – Banaanbaxyo waaweyn oo si weyn looga soo horjeedo tallaabo uu Baadari American ah ku...

September 9 2010 / No comment / Read More »

Maamulka gobolka Banadir-”Wanka xunahay dagaalada” Dhagayso. »

Maamulka gobolka Banadir-”Wanka xunahay dagaalada” Dhagayso.

Xogta 08:34 am | Banadir-(GMN) Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay aad uga xunyahiin duqeenta lagu haayo dadka rayidka ah...

September 9 2010 / No comment / Read More »

Iidaha Umadda iyo Aafada Colaadaha!. »

Iidaha Umadda iyo Aafada Colaadaha!.

Xogta 08:22 am | Qormo-(GMN)  Maalmuhu kala wanaagsan, dadkuna kala aayan wacan, shucuubtuna kala aayo hagaagsan, adduunkuna waa mareeg Maalmuhu ku...

September 9 2010 / No comment / Read More »

Maqaal- Waa kuma siyaasi. »

Maqaal- Waa kuma siyaasi.

Xogta 08:13 am | Maqaal-(GMN) Hadaba inta aanan u guda gelin maqaalkan waa kuma siyaasigu,soo bandhiga macnaha siyaasi kuma koobna maqaal...

September 9 2010 / No comment / Read More »

Kaligood Noolaadayaal-Gabay xiiso badan. »

Kaligood Noolaadayaal-Gabay xiiso badan.

Xogta 06:55 am | Gabay-(GMN) Gabaygan waxaa Curiyay Abwaan Iimaan Muuse Max’ud(Tarakoole) oo ka mid ah abwaanada Soomaaliyeed ee dareenkoodu ka...

September 9 2010 / No comment / Read More »

Halkan kala soco cadadkii ugu danbeeyay

Radio Luuliyo

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

Most Recent

  1. ahmed mini: fayac fayac walee waa laysku so galay mantana ma goroon kiiba laysku haysta tani waa wareer te aloow ur u...
  2. ahmed mini: hunu hunu hadal maahan ,war ama rag noqda oo heshiiya hadii kale ka hor wareega u mada dhibaateysan, wan...
  3. jibreel28: asc waraxma.. Airportka iyo Dekedda in sharikad ka madaxbanaan dowlad lugu wareejiyo ma ahan wax lala...
  4. ahmed mini: ramadam kariim & ciid wanag san all muslim brothers, mohamedow wa sax in wax loo dhiib to cidii wax...
  5. mohammed Ali: Asalama calaykum dhamaantiin Ramadaan kariim iyo Ciid wanaagsan. Anigu aragtida aan ka qabo waa talaabo...
  1. Xasan Daaih Aways” Waan Sii Wadaynaa Dagaalada Ka Socda Dalka.”
  2. Beled Hawo: Haween Tababar loo soo afmeeray (Sawiro)
  3. Gedoonline”EIDUL Mubaarak Dhamaan Aqristayaasheena”.
  4. QM,IGAD,African Union, Oo Cambaareeyay Weerarkii Garoonka Muqdisho.
  5. Cali Dheere :Beenaale Bahuko Gudaha Garoonka Ayaan Kula Dagaalanay”.
  6. 8 Ku Dhimatay Qarixii Garoonka Muqdisho

10- Ciyaartoyda Xulka K/Cagta Somaliyed ah Oo Ku Baxsaday Masar & Magacyada »

Editor 08:25 am | CAIRO: Waxaa mar qura yaabku noqdan markii saacado badan laga waayay xerada tababarka iyo hoyga ay deganaayeen ciyaaryahanada xulka qaranka ee Da`doodu ka hooseysa 17-jirada. 10 ciyaaryahan ayaa mar qura faarujiyay isagana dhaqaaaqay iyagoo ujeedadooda ugu weyn ay tahay inay nolol cusub u raadsadaan dalka Masar. Tababaraha xulka Yuu Cali  ayaa ugu waramay ISBOORTI sababaha...

September 9 2010 / No comment / Read More »
10- Ciyaartoyda Xulka K/Cagta Somaliyed ah Oo Ku Baxsaday Masar & Magacyada

Todobaadkii Jooqle iyo Columbus »

Xogta 02:13 am | ...

September 8 2010 / No comment / Read More »
Todobaadkii Jooqle iyo Columbus

Arday ka qalinjabisay jaamacada Kismaayo (Sawiro) »

Xogta 09:00 am | Kismaayo-(GMN) Jaamacada Magaalada Kismaayo oo ay ka Qalin Jabiyeen Ardaydii ugu horeysay tan iyo intii la aas aasay Jaamacada Kismaayo. Xaflad si aad ah loo,soo agaasimay islamarkaana ay ka soo qaybgaleen Mas,uuliyiin isugu jira Maamulka Jaamacadda iyo Odayaal Dhaqameed iyo Qaybaha kale ee bulshada Sida Shirkaddaha iyo Ganacsato, Maamulayaasha Iskuulada ku yaala magalada Kismaayo, ayadoona...

August 6 2010 / 2 comments / Read More »
Arday ka qalinjabisay jaamacada Kismaayo (Sawiro)

Editorial: Bililiqada Caalamigaa Ee Hantida Qaran »

Xogta 07:03 am | Jariidada caalamigaa ee Wall Street Journal ayaa waxay daabacday qoraal aad muhiim u ah lana yaab leh. Qoraalkan ayaa waxaa uu daaha ka qaadayaa qorshe cusub oo dawlada ku meel-gaarkaa ay ku doonayso inay caalamka uga arrursato lacagihii koontooyinka dalka dibadiisaa ku jiray xiligii ay dawldii dhexe ee Soomaaliya bur-burtay. Lacagahan oo lagu qiyaasay ilaa...

July 10 2010 / 2 comments / Read More »
Editorial: Bililiqada Caalamigaa Ee Hantida Qaran

Articles

Iidaha Umadda iyo Aafada Colaadaha!.

Iidaha Umadda iyo Aafada Colaadaha!. »

Xogta 08:22 am | Qormo-(GMN)  Maalmuhu kala wanaagsan, dadkuna kala aayan wacan, shucuubtuna kala aayo hagaagsan, adduunkuna waa mareeg Maalmuhu ku dul meeraan, Maalmuhu waxay isugu jiraan: qaraar iyo macaan, xun iyo wanaagsan, madow...

September 9 2010 / No comment / Read More »

Kaligood Noolaadayaal-Gabay xiiso badan. »

Kaligood Noolaadayaal-Gabay xiiso badan.

Xogta 06:55 am | Gabay-(GMN) Gabaygan waxaa Curiyay Abwaan Iimaan Muuse Max’ud(Tarakoole) oo ka mid ah abwaanada Soomaaliyeed ee dareenkoodu ka kacay dhibaatada Somalia ka jirta...

September 9 2010 / No comment / Read More »

Mashaqada Muqdisho: Muran Mutaxan iyo Madfac. »

Mashaqada Muqdisho: Muran Mutaxan iyo Madfac.

Xogta 05:13 am | Qormo-(GMN) Mashaqada Muqdisho: Muran Mutaxan iyo Madfac. Oodqaad. Muranka Baarlamaanka. Khilaafka Madaxada Dawladda. Maalinta Badar. Duqaynta Dadweynaha. Xilka Culimada. Gunaanad. Oodqaad: Maalmahaan...

September 1 2010 / No comment / Read More »

Editorial

Editorial: Bililiqada Caalamigaa Ee Hantida Qaran »

Editorial: Bililiqada Caalamigaa Ee Hantida Qaran

Xogta 07:03 am | Jariidada caalamigaa ee Wall Street Journal ayaa waxay daabacday qoraal aad muhiim u ah lana yaab leh. Qoraalkan ayaa waxaa uu daaha...

July 10 2010 / 2 comments / Read More »

Somalia, at War, Rummages for Cash »

Somalia, at War, Rummages for Cash

Xogta 06:56 pm | By SARAH CHILDRESS The cash-strapped Somali government is searching to recover funds locked in bank accounts around the world, in an attempt...

July 9 2010 / 2 comments / Read More »
Sirculus: Dhagartii Xasan Dahir Aways dadku waa moog yihiin.

Sirculus: Dhagartii Xasan Dahir Aways dadku waa moog yihiin. »

Xogta 09:27 am | Warqadan oo ah siyaasadii rasmiga ahayd ee Midowgii Maxaakiimta waxaa baahiyay Wikileaks arrimaha Soomaaliya.  Hassan Dahir Aways oo sheeganaya Imaam Islamika ayaadhambaalkaan u diray dhamaan inta taabacsan waxaana halkaan ku...

August 17 2010 / 13 comments / Read More »

Barnaamijta