Dhagayso: Masuul ka war-bixiyay dilkii Nabadoon Ismaaciil Qalinle
Added by Gedoonline on December 28, 2012.
Saved under Barnaamijta, Editorial, Latest News
Saved under Barnaamijta, Editorial, Latest News
Muddane Axmed Maxamuud Cabdisalaan oo ah xoghayaha guddiga xiriirka iyo dib u-heshiisiinta Jubooyinka oo ka war bixiyay dilkii loo gaystay Nabadoon Ismaaciil Maxamed Nuur – Qalinle.
Dhagayso:
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Related posts:
- War Dag Dag ah: Nabadoon Ismaaciil Qalinle oo U Geeriyooday Dhaawicii Loogu Gaystay Kismaayo
- Suxufiyiinta Soomaalida Ee K/Africa Oo Tahniyad U Diraya Weriye Ismaaciil Gurey
- Todobaadka iyo Soomaaliya Barnaamij Xiiso leh + Dhagayso
- Prof: Cabdi Ismaaciil, IGAD Fursadii Somalia way lumisay.(Dhagayso)
- Socdaalka Soomaalida iyo Qaarada Afrika (Dhagayso)+Daawo Qaxootiga


Asc salaam kadib waxaan umaleynayaa in waxbadan ay ka khaldan yihiin marriixaanku waryaa ma ogtahay intii kismaayo latagay in toddoba nabadoon iyo salaadiin isagu jira ma maqasheen absame oo leh waxaa dilay reer hebel. Tan kale kismaayo maxaa idinka galay deegaan kuma lihidiin mase ogtihiin in sokeeyenimo badan aynu idinku tixgelinno oo garashadii idinka maqan tahay daaroodna aad kashaqeyneysaan jabkiisii mase ogtihiin waxa godob ee aad absame ka gasheen illaa xasuuqii 1988 ay dowladdii ka geysatay jubbooyinka ma ogtihiin dilkii xaaji qorraxey mase ogtihiin dabkii laqabadsiiyey Dhoobley idinkoo hawiye lasocda 2000
Haddaad gebgeblanimada dayn waysaan waxaad ogaataan in aynu hawiye laheshiin oo aannu shabeelle raaci danbaa idinku jirtaaye aan kuugu daneeyo illeen dhammaatay xilligii afminshaarnimada mudug iyo boob wax lagu qaadanaye habargedir baa wax kudooni laheyd oo idinka dabada idinka waday nimankiina reer mudug caqli ma lihidiin ee marriixaankadeegaanka ee aan deriska nahay ha isku kaaya dirina haddii kale xabbad waxku raadsha
SC.
Waan ka xumahay geerida marxuumka balse,waxaa iga su’aal ah soomaalinimada uu sheegayaa xagay joogtsaa????? ninkasta wuxuu heli karo ayuu haabtay sxb.
Lakala tagay waan u taagnaa!!!, waligay Absamoo calaacalaya ma maqal lagasoo bilaabo dowladii siyaad ee afmadow dhibaatooyinka badan ka gaystay ilaa barre Hiirtaale oo laba jeer gubay Dhoobleey ama sidoo kale Xaaji qorahay ku dilay masaajid dhexdiis.