Ciidamadda Kenya Oo Diif Isaga Baxay
Diif(GMN)-Wararka laga helayo deegaano ka tirsan gobboladda Jubooyinka ayaa sheegaya in deegaano ka mid ah gobbolkaasi ay isaga baxeen ciidamadda Kenya.
Deegaanadda ay Kenya isaga baxday ayaa waxaa ka mid ah Diif oo ku taala sohdimaha ay wadagaan Wadamadda Kenya iy Soomaaliya.
Ilaa hada si rasmi ah looma oga sababaha ka danbeysay n ciidamadda Kenya ay isaga baxaan deegaanka Diif oo ay mudo ku suganayeen.
Dadka deegaanka Diif ayaa sheegay in markii ciidamadda Kenya ay isaga baxeen Deegaanka durbadiiba ay gaareen ciidamadda Shabaab.
Ciidamadda Shabaab ee gaaray deegaanka ayaa lagu soo waramayaa in halkaasi ay ka wadaan dhaqdhaaqyo ciidan
Gedoonlinenews@gmail.com


Recent Comments