Qudbadaha Musharixiinta Oo Qaybtii II Galay
Muqdisho(GMN)-Xaruunta Golaha Shacabka ee Magaaladda Muqdisho ayaa Maalintii 2aad waxaa ka dhacaya Qudbooyinka ay jeedinayaan Musharaxiinta u taagan xilka Madaxwayne.
Musharaxiintii hadashay ayaa dhamaantooda waxa ay diiradada ay ku saareen waxyaabaha ay qaban doonaan marka ay guulaystaan.
Musharaxiinta hadalaysa Maanta ayaa waxaa ka mid ah:
C/raxmaan Macalin Baadiyow
C/waaxid Cilmi Goonjeex
Xasan Sheekh Maxamuud
Yuusuf Garaad Cumar Axmed
C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi
Bashiir Nuur Xasan Bidaar
Xaaji Maxamed Ismaaciil Yaasiin
C/qaadir Cosoble Cali
C/raxmaan C/shakuur Warsame
Ibraahim Cali Xuseen
Saciid Ciise Maxamuud
Cismaan Maxamed Gacal
Maxamed C/wali Sheekh Yuusuf
Maslax Maxamed Siyaad Barre
Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi
Mudaniyaasha Barlamaanka ayaa marka ay dhagaystaan qudbadaha waxa ay maalinta beri ah nasan doonaan iyadoo maalinta xigta ee Isniinta oo taariiqdu ku beegan tahay 10-ka la filayo inay dhacdo doorashada Madaxwayne.
Gedoonlinenews@gmail.com


Recent Comments