Banaanbax Lagu Taageerayey Farmaajo Oo Ka Dhacay Dhadhaab
Dhadhaab(GMN)-Dad aad u fara badan ayaa maanta isugu soo baxay Xeradda Qaxootiga Dhadhaab ee Waqooyi Bari ee Dalka Kenya.
Dad ku sugan Dhadhaab ayaa sheegay inay taageersan yihiin Musharaxa Maxamed Cabdulaahi oo ahaa Ra’isulwasaarihii hore ee Soomaaliya
Boorar uu ku sawirnaa Maxamed Farmaajo ayay gacmaha ku siteen dadka dibadbaxyaasha.
Qaar ka mid ah dadka dibad baxa dhigayey ayaa isugu soo baxay meel fagaar ah oo ku taala Xeradda dhadhaab.
Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimo ee dalka.
Gedoonlinenews@gmail.com


Recent Comments