Saxiixiyaasha Road Mape-ka Oo Salaanta Isla Dhaafaya

Muqdisho(GMN)-Waqtiga Saxiixiyaasha oo gaabsi ah iyo Masuuliyiintaasi oo soo dhexgalay Madmadow iyo khilaaf salka ku haya Xildhibaanadda cusub ayaa sababay in qaarkood aysan salaanta iska qaadin.

Madaxwaynaha iyo Ra’isulwasaaraha oo lababduba waqtigoodii uu dhamaaday isla markaana ku jira Saxiixiyaasha Road-Mape-ka ayaa si aad ah isku khilaafsan Xildhibaanadda Muranka dha;liyey ee Maxkmadda Go’aanka ka gaaraysa.

Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa soo jeediyey in Maxamadda sare ay go’aan ka gaaro Xildhibaanadda lagu murasann yahay halka Gaas isna uu qabo in go’aanka loo daayo Guddiga Farsamdda.

Madaxwaynaha xilkiisa lagu haysto ee Caalim ayaa dhankiisa sheegay in Madaxwaynaha usan la qabin fikirkiisa isla markaana uu ka hor imaanayo qodobadii lagu heshiiye ee Garoowe II.

Waxa Muuqanaya is faham waa aan daah saarnayn oo soo dhexgalay Xubno ka mid ah saxiixiyaasha Road-Mape oo hawshoodu ay ka haran tahay waqti kooban.

Gedoonlinenews@gmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Before you submit form:
Human test by Not Captcha

Don’t Take Blessings for Granted

Buuga Jaalle Siyaad oo la bandhigay

Jaalle Siyaad Book Event