Gedoonline: Hambalyo Iid Mubaarak II

Muqdisho(GMN)-Maamulka Gedoonline ayaa Ummadda Soomaaliyeed ee dunidda ku nool u diray Hambalyo ku aadan Maalinta Farxadda Badan ee Iidul-Fidriga.

Maamulka Gedoonline oo ka faa’ideysanaya maalinta farxada badan ayaa u rajeyey Ummadda Soomaaliyeed in sanadkan sanadkiisa ay ku gaaraan Barwaaqo iyo Nabad Galiyo.

Soomaalidda ku nool dalka iyo dibadiisa ayaa isugu hambalyeynaya Maalinta Iidul-Fidriga oo ah maalin ay wada faraxsan yihiin Ummadaha Islaamka.

Idaacadaha Magaaladda Muqdisho ayaa baahinaya Heeso ka tarjumaya Maalinta Farxadda Badan ee Iidul-Fidriga, waxaana dadku ay isugu hambalyeynayaan Farxadda.

Hanad Cali Guuleed Gedooline

Muqdisho-Somalia

 Gedoonlinenews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Before you submit form:
Human test by Not Captcha

Don’t Take Blessings for Granted

Buuga Jaalle Siyaad oo la bandhigay

Jaalle Siyaad Book Event