Cali Dheere: Dagaaladda Waan Xoojinaynaa Xiliga Doorashooyinka

Muqdisho(GMN)-Afhayeenka Ciidamadda Shabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheere aya Idaacadda ku hadasha Afka Shabaabka u sheegay in ay sii xoojin doonaan dagaaladda inta ay dhacayaan doorashooyinka.

Afhayeenka ayaa tilmaamay inay u taagan yihiin habeen iyo maalin sidii ay jab u gaarsiin lahayeen Ciidamadda Dowladda iyo kuwa AMISOM.

“Waxan leeyahay cadowga, marnaba lagama yaabo in si nabad ah ku qabataan doorasho” ayuu sheegay Cali Dheere.

Afhayeenka Shabaab ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in dagaaladda ay sii socon doonaan dagaladda inta ay Soomaaliya ay ka saarayaan cadow ay sheegeen in dalka ay ku soo duuleen.

Gedoonlinenews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Before you submit form:
Human test by Not Captcha

Don’t Take Blessings for Granted

Buuga Jaalle Siyaad oo la bandhigay

Jaalle Siyaad Book Event