Madaxwaynaha Kenya Oo u Hanjabay Siyaasiin Soomaaliyeed

Nairobi(GMN)-Mwai-Kibakia Madaxweynaha dalka Kenya  ayaa sheegay in dawladiisa  cuni qabteen adag ku soo rogi doonto dadka cara qalada ku ah  hananka tubta nabada Somalia.

Kibaki ayaa sheegay in dawladiisa ay uga digayso koox ama shaqsi carqaladaynaya qariidada nabada Somalia.

 Madaxwaynaha ayaa   tilmaamay in  marnaba la cafin doonin isagoona ku booriyey shacabka Soomaaliyeed inay indhaha ku hayaan cida is hor istaagaysa Nabadda Soomaaliya.

Mr kibaaki ayaa si diiran u soo dhaweeyay dastuurka cusub ee dhawaanay meel mariyeen Ergadii ku hawlaneed ansixinta dastuurkasi.

Gedoonlinenews@gmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Before you submit form:
Human test by Not Captcha

Don’t Take Blessings for Granted

Buuga Jaalle Siyaad oo la bandhigay

Jaalle Siyaad Book Event