Booliska AMISOM Iyo Kuwa Dowladda Oo Isla Hawlgalay

Muqdisho(GMN)-Maanta oo Jimca ah ayaa Magaaladda Muqdisho Ciidamadda Booliska AMISOM iyo kuwa Dowladda Soomaaliya ku soo bandhigeen dhuula-tus Militiry.

Ciidamadda Booliska ayaa side kale Maanta waxa ay kormeer ku tageen Saldhigyadda Booliska Gobbolka Banaadir.

Taliyaha Booliska Ciidamadda AMISOM  Charles Makono ayaa saxaafadda u sheegay in talabadan ay qayb ka tahay sidii Booliska Dowladda iyo AMISOM ay iskula shaqayn lahayeen.

Degmooyinka gobbolka Banaadir ayaa lagu arkayey  ciidamo isku dhaf ah kuwaas oo is dhaafsanayey qaabka ay u wada hawlgalayaan.

Dhawaan ciidamadda Booliska AMISOM ayaa la wareegay Xaruunta Gadiidka Booliska Degmadda Cabdicasiis ee Magaaladda Muqdisho.

Gedoonlinenews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Before you submit form:
Human test by Not Captcha

Don’t Take Blessings for Granted

Buuga Jaalle Siyaad oo la bandhigay

Jaalle Siyaad Book Event