Tarzan Oo Weerar Afka Ku Qaaday Shabaab

MUQDISHO(GMN)-Maxamud Axmed Nuur Tarzan Guddoomiyaha Gobboka Banaadir ayaa ka hadlay isbedelka ka dhacay Muqdisho tan iyo markii Shabaab ay ka baxeen Muqdisho.

Tarzan ayaa tilmaamay in Shabaab ay dhibaato ku hayeen umadda Soomaaliyeed hase ahaatee hada ay jabeen.

Maxamuud ayaa tusaale u soo qaatay in Shabaab ka hor inta aysan Muqdisho ka bixin ay xirnayeen wadooyinka dadkuna aysan isku gudbi jirin.

Guddoomiyaha ayaa marar badan waxa uu sheegay  in Shabaab ay yihiin kuwa dhibaato ku hayo shacabka Soomaaliyeed.

Gedoonlinenews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Before you submit form:
Human test by Not Captcha

Don’t Take Blessings for Granted

Buuga Jaalle Siyaad oo la bandhigay

Jaalle Siyaad Book Event