Ceelasha Oo Dagaal Ka Dhacay

MUQDISHO(GMN)-Dad goobjoogayaal ah oo ku sugan  deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaaladda Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi uu dagaal ka dhacay.

Dagaalka ayaa waxa uu ka danbeyey markii kooxo hubeysan ay weerar ku qaadeen goob ciidamadda Dowladda iyo kuwa AMISOM ay ku leeyihiin Deegaanka Ceelasha Biyaha.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya in dagaalka uu socday mudo kooban isla markaana kooxihii soo qaaday weerarka durbadiiba halkaasi ay isaga tageen.

Ma jiraan wax war ah oo labada dhinaca ay ka soo saareen dagaalkaasi ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho.

Gedoonlinenews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Before you submit form:
Human test by Not Captcha

Don’t Take Blessings for Granted

Buuga Jaalle Siyaad oo la bandhigay

Jaalle Siyaad Book Event