Tageeriyasha Shariif Oo Laayey Kuwa Mr Farmaajo

MUQDISHO(GMN)-Taageeriyaasha Madaxwaynaha Soomaaliya ee Maxamed Cabadulaahi Farmaajo ayaa iska hor imaad waxa uu ku dhexmaray Magaaladda Muqdisho.

2-ruux ayaa geeriyootay halka 2-kalana ay ku dhaawacmeen iska dhaca taageeriyaasha Madaxwaynaha iyo Farmaajo.

Dadka dhintay ayaa ahaa taageeriyaashii Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ah Musharax u taagan xilka Madaxtimino.

Ciidamo taageersan Shariif ayaa la sheegay in rasaas ay ku fureen taageeriyaasha Mr Farmaajo oo maanta isugu soo baxay Wadooyinka Magalaadda Muqdisho.

Taageeriyaasha ayaa markii dambe ku kala dareeray fagaariyaasha Magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya.

Madaxwayne Shariif oo ciidamadiisu ay rasaastu fureen ayaan jirin wax war ah oo uu ka soo saaray arintaasi.

Gedonlinenews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Before you submit form:
Human test by Not Captcha

Don’t Take Blessings for Granted

Buuga Jaalle Siyaad oo la bandhigay

Jaalle Siyaad Book Event