Uganda oo Somalia u soo diraysa Diyaarado dagaal

KAMPALA(GMN)-Dowladda Uganda ayaa shaacisay in Soomaaliya ay u soo dirtay diyaaraddo dusha kala socda doorashooyinka la filayo in dalka ay ka dhacaan 20-ka Augost.

Diyaaradaha Dowladda Uganda ay u soo dirtay Soomaaliya ayaa ah nooca dagaalka isla markaana loogu talagalay xoojinta hawlgallka AMISOM.

28-Sarkaal oo Uganda u dhashay ayaa soo gaaray  maanta magaaladda Muqdisho kuwaas la talin doono Saraakiisha AMISOM.

Saraakiisha  soo gaaray Magaaladda Muqdisho ayaa waxaa hogaaminayey Madaxa ciidamadda Ugand Gen. Aronda Nyakairma.

Uganda ayaa sheegtay in qorshan ay ugu gol leedahay xoojinta iyo dardargalinta nabad ku soo dabaalida Soomaaliya.

Gedoonlinenews@gmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Before you submit form:
Human test by Not Captcha

Don’t Take Blessings for Granted

Buuga Jaalle Siyaad oo la bandhigay

Jaalle Siyaad Book Event