Balanballe oo lagu dagaalamay

BALANBALE(GMN)-Iska hormaad kooban ayaa lagu soo waramayaa in maanta uu ka dhacay Degmadda Balanballe ee gobbolka Galgaduud ku dhexmartay kooxo hubeysan ayaa sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Labo ruux ayaa ku geeriyootay tacshiirada halka tiro kalana ay ku dhawacmeen kuwaas oo u badnaa dhinacyadda gacan ka hadalka uu dhexmaray.

Gacan ka hadalka maleeshiyadda ayaa  ka danbeysay markii uu isfahwaa xaga lahaanshaha dhulka uu soo dhexgalay maleeshiyadaasi.

Maamulka A.W.J ayaa ciidamo u diray halka ay tacshiiradu ka dhacday kuwaas oo kala diray kooxihii hubeysanaa.

Gedoonlinenews@gmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Before you submit form:
Human test by Not Captcha

Don’t Take Blessings for Granted

Buuga Jaalle Siyaad oo la bandhigay

Jaalle Siyaad Book Event