Tarafikadda oo digniin soo saartay

MUQDISHO(GMN)-Taliyaha ciidamadda Tarafikadda ee Dowladda Soomaaliya Cali  Gaab ayaa warbaahinta maanta u sheegay in digniin u jeedinayaan baabuurta kuwa raaxadda.

Taliyaha ayaa tilmaamay in marba aysan ogolaan doonin in baabuurta lagu baakimo afafka Hoteeladda Magaaladda Muqdisho.

Arintan ayaa Cali Gaab waxa uu ku sheegay inay ka timid cabasho ku aadan baabuurta la dhigto wadooyin aan baakinka ku haboonayn.

Taliyaha Taraafikadda ayaa soo hadal qaaday in baabuurta mararka qaar ay isku xayirmaan taasina ay keeni karto cariir xaga isku socodka baabuurta.

Hadalka Taliska Taraafikadda ayaa imanay xili mararka qaar wadooyinka Muqdisho laga dareemo cariiri xaga isku socodka gadiidka.

Gedoonlinenews@gmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Before you submit form:
Human test by Not Captcha

Don’t Take Blessings for Granted

Buuga Jaalle Siyaad oo la bandhigay

Jaalle Siyaad Book Event