Ciidamo Gaar ah oo Gaalkacyo Gaaray

GALKACYO(GMN)-Ciidamadda Maamulka Puntland ayaa Maanta hawgallo waxa ay ka fuliyeen xaafadaha Magaaladda Gaalkacyo.

Ciidamadda howlgalka fuliyey ayaa ka yimid dhinaca Magaaladda Garoowe ee xaruunta maamulka Puntland.

Hawgalka ayaa ujeedkiisu ahaa sugidda ammaanka Magaaladda Gaalkacyo halkaasi oo ay ka jireen falal ammaanka ka dhan ah.

Dad goob joogayaal ah ayaa ugu soo warama Magaaladda Gaalkacyo ayaa soo sheegaya inay jiraan dad ciidamaddu ay gacanta ku soo dhigeen.

Ilaa hada ma jiro wax war ah oo ka soo baxay saraakiisha Maamulka Puntland ee ku sugan Magaaladda Gaalkacyo.

Gedoonlinenews@gmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Before you submit form:
Human test by Not Captcha

Don’t Take Blessings for Granted

Buuga Jaalle Siyaad oo la bandhigay

Jaalle Siyaad Book Event