Madaxwaynaha oo diiday Magacyadda Liiska Xildhibaanadda

MUQDISHO(GMN)-Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya oo dhawaan loo gudbiyey Liiska Magacyadda xildhibaanadda soo socda ayaa dib u celiyey magacyadda qaar ee la soo xulay.

Magacyadda Madaxwayanaha Soomaaliya Sheekh Shariif uu dib u celiyey ayaa waxaa ka mid ah xubno ka tirsan xarakooyinka dalka ka jira sida Al-Islaax.

Madaxwaynaha ayaa la sheegay in sababta magacyadda u celiyey ay ka mid tahay in cabsi uu ka qabo in Barlamaanka soo socda ay xoog ku yeeshaan Xarakooyinka.

Beelaha Soomaaliyeed ayuu Madaxwaynaha waxa uu ka dalbaday in dib ay u soo magacabaan Magacyo kale.

Talaabadan uu qaaday Madaxwayanaha ayaa waxa ay ka careysiisay Musharaxiinta Cabdiraxmaan Baadiyow iyo Xasan Sheekh.

Doorashada Madaxtimadda Dalka ayaa la filayaa inay qabsoonto marka lagaaro 20-ka Augost.

Gedoonlinenews@gmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Before you submit form:
Human test by Not Captcha

Don’t Take Blessings for Granted

Buuga Jaalle Siyaad oo la bandhigay

Jaalle Siyaad Book Event