6-Da Augosto Markii Shabaab Banaadir ay Faarujiyeen

MUQDISHO(GMN)-Sanad ka hor Maanta oo kale ayaa Shabaab waxa ay iskaga baxeen inta badan degmooyinkii ay kaga sugnayeen Magaaladda Muqdisho.

Ka bixitaanka Shabaab ee Gobbolka Banaadir ayaa ka danbeysay ka dib markii cadaadis militiri ay kala kulmeen Dowladda KMG Soomaaliya iyo AMISOM.

Gudoomiyaha Shabaab ee gobbolka Banaadir ayaa marka ay shabaab ka baxeen Degmooyinka gobbolka Banaadi waxa uu uu sheegay in ay arintaasi ahayd mid Militiri.

Dowladda KMG Soomaaliya ayaa markii ay shabaab ka baxeen Degmooyinka gobbolka Banadir waxa ay qaaday talaabooyin ay ku doonayaan inay isku fidiyaan gobboladda Dalka Soomaaliya.

Dad Badan ayaa qabay in haddii Shabaab ay ka baxeen Degmooyinka gobbolka Banaadir ay suurtagal noqon kartay in gobboladdana ay baneeyaan.

Ciidamadda AMISOM iyo Dowladda ayaa sanad ka dib waxa ay u suurtagashay inay gaaraan deegaano ka tirsan gobboladda dalka sida shabeelooyinka.

Qorshaha Shabaab ay kaga baxeen sanad ka hor Magaladdda Muqdisho ayaa waxa dejiyey Xukuumadda Maxamed Cabddulaahi Farmaajo.

Gedoonlinenews@gmail.com

 

One Response to 6-Da Augosto Markii Shabaab Banaadir ay Faarujiyeen

  1. Wiil waamo August 6, 2012 at 4:15 am

    Erayga Faarujiyeen ma aha Eray Daarood waa eray ay badaleeen Abgaalka iyo reer Xamarka, erayga saxda ah waa ” Faaruqiyeen”

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Before you submit form:
Human test by Not Captcha

Don’t Take Blessings for Granted

Buuga Jaalle Siyaad oo la bandhigay

Jaalle Siyaad Book Event