Clinton: Uganda waxa la siinayaa Diyaarado
UGANDA(GMN)-Haweenaydda arimaha dibada u qaabilsan Dalka mareekanka ayaa oo socdaal ku maraysa wadamo dhaca Bariga Afrika ayaa sheegtay in Uganda ay ugu deeqi doonaan diyaarado kuwa dagaalka.
Mrs Clinton ayaa tilmaamtay in diyaaradahi Uganda ay ka saacidi doonaan la dagaalanka Al-Shabaab.
“Waxa aan filayaa in Uganda ay ka adkaan doonto kooxda Shabaab haddiiba ay heleen diyaaradaha dagaal” ayay sheegtay Clinton.
Hadalkan ayaa Hillary waxa ay u sheegtay Madaxweynaha Dalka Ugand oo kulan ay wada qaateen.
Dowladda Uganda ayaa waxa ay ka mid tahay wadamadda ciidamadda u soo diray dalka Soomaaliya.


Recent Comments