Faragalin lagu hayo odayaasha xildhibanadda soo xulaya
MUQDISHO(GMN)-Odayaasha ku shirsan Magaaaladda Muqdisho isla markaana ku howlan soo xulista xildhibaanadda soo socda ayaa ka cabanaya faragalin.
Odayaasha ayaa tilmaamay inay jiraan masuuliyiin ka tirsan Dowladda oo ka soo dalbaday in xildhibaan ay u soo doortaan.
Ugaas Cumar Xiireey oo ka mid ah Odayaasha soo xulaya xildhibaanadda Barlamaanka ee soo socda ayaa carabka ku dhuftay inay jiraan madax ka tirsan Dowladda oo u hanjabay in laga saarayo odayaasha haddii aan soo dooran.
Wasiiro ka mid ah Dowladda ayaa Odayaasha waxa ay sheegeen inay soo dalbadeen in xildhibaan ay noqdaan.


Recent Comments