Dowladda oo si buuxda ula wareegtay No 50

MUQDISHO(GMN)-Waararka laga helayo deegaanka Lamabar 50 ee gobbolka Sh/Hoose halkaasi oo ay gacanta ugu jirtay Al-Shabaab.

Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay gaareen deegaanka.

Ma jirto baa la leeyahay wax iska hor imaad ah oo halkaasi ku dhexmaray Shabaab iyo Dowladda.

Ciidamaddii shabaab ee ku sugnaa Lambar 50 ayaa la xaqiijiyey inay u ruqaansadeen Magaaladda Marka.

La wareegista deegaanka Lambar 50 ayaa ka dhigaysa in Dowaladdu ay la wareegrat deegaan hor leh oo ka mid ah gobbolka Sh/Hoose.

Gedoonlinenews@gmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Before you submit form:
Human test by Not Captcha

Don’t Take Blessings for Granted

Buuga Jaalle Siyaad oo la bandhigay

Jaalle Siyaad Book Event