Soomaali lagu qabtay Islii

NAIROBI(GMN)-Markii xalay qarax ismiidaamin ah uu ka dhacay Xaafadda Islii ee ay soomaaliddu ku badan yihiin ayaa ciidamadda Kenya hawlgall waxa ay ka sameyeen xaafadaasi.

Dadka ku sugan xaafadda Islii ayaa sheegay in ciidamadda ka hor inta aysan xiran dadkaasi ay jirdil u geysteen dadka ay qabteen.

Ku dhawaad 30-ruux ayaa la xaqiijiyey in gacanta lagu dhigay kuwaas oo laga qabtay xaafadda Islii ee Soomaaliddu ay ku badan yihiin.

Booliska Kenya ayaa sheegay in qaraxa uu ahaa mid uu fuliyey qof isoo miidaamiyey.

Gedoonlinenews@gmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Before you submit form:
Human test by Not Captcha

Don’t Take Blessings for Granted

Buuga Jaalle Siyaad oo la bandhigay

Jaalle Siyaad Book Event