Gud. Cismaan: Meel u dhaw Jowhar ayaan ku suganahay

Muqdisho(GMN) Cidmaan Maxamed Maxamuud oo ah guddoomiyaha degmada Balcad ee dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamadda dowladda ay kaabiga ku hayaan magaalada Jowhar.

Gudoomiyaha ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaal ka dhacay xalay duleedka degmadda Balcad ee gobbolkaasi.

Cismaan ayaa carabka ku dhuftay in  khasaare ay gaarsiyeen ciidamo ka tirsan Shabaab kuwaas oo uu sheegay inay weerarka soo qaadeen.

Gaari iyo hub ayuu sheegay Gudoomiyaha inay ka qabsadeen ciidamaddii Shabaab ee weerarka soo qaaday.

Dowladda KMG Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa AMISOM ayaa dhaqdhaaq ciidan waxa ay ka wadaan deegaano ka tirsan gobbolka Sh/Dhexe.

Maalin ka hor ciidamadda Dowadda waxa ay gaareen Deegaanka Qalimow oo 15-KM dhanka koonfur kaga beegan Magaaladda Jowhar.

Gedoonlinenews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Before you submit form:
Human test by Not Captcha

Don’t Take Blessings for Granted

Buuga Jaalle Siyaad oo la bandhigay

Jaalle Siyaad Book Event