Shariif oo maanta gaaray degmada Afgooye

Muqdisho(GMN) Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta gaaray degmada Afgooye ee gobbolka Shabeelaha Hoose.

Madaxweynaha oo ay galbinayeen ciidamadda ammaanka dowladda KMG iyo AMISOM ayaa waxa uu maanta gaaray Afgooye isagoona halkaasi kulamo kula qaadanaya xubno ka tirsan maamulka Shabeelaha Hoose ee dowladda KMG.

Shariif Sheekh Axmed ayaa wakiil wareedka idaacadda Mustaqbal ee gobbolka Shabeelaha Hoose C/Fitaax Tawakal waxa uu soo sheegayaa in uu kulamo la qaadanayo Guddoomiyaha gobbolka Shabeelaha Hoose C/Qaadir Macalin Nuur Sidii iyo odayaal dhaqaameedyo aan sidaa u badneyn.

Kullanka oo ka dhacaya gudaha Afgooye ayaa waxaa lala leeyahay waxaa looga hadlayaa ammaanka gobbolka Shabeelaha Hoose.

Madaxweyne Shariif ayaa socdaalkaani u ku tagay degmada Afgooye waxa uu noqonayaa socdaalkii labaad waxa uuna ku soo aadayaa iyadoo Madaxweyne Shariif uu shaaciyey inuu yahay Musharax u taagan inuu qabto mar kale jagada Madaxweynnimo ee Soomaaliya.

Gedoonlinenews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Before you submit form:
Human test by Not Captcha

Don’t Take Blessings for Granted

Buuga Jaalle Siyaad oo la bandhigay

Jaalle Siyaad Book Event