Howgall dad ku dhintay oo ka dhacay Baydhabo

BAYDHABO(GMMN)-Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Baydhabo ee xaruunta gobbolka Baay ayaa sheegay in ciidamadda Dowladda Soomaaliya ay dad ku dileen dad rayid ah.

Dadka la dilay ayaa la sheegay inay ku waxyeelo ay ka soo gaartay rasaas ay fureen ciidamadda Dowladda ee ku sugan Magaaladda Baydhabo.

Dadka ay ciidamaddu ay dileen ayaa gaaraya 2-ruux oo rasaastu haleeshay iyagoo ku sugnaa halka uu howlgallka ka dhacayey.

Goob joogiyaal ku sugan Magaaladda ayaa sheegay in ciidamadu ay ku furayeen rasaasta dad ka biya diiday amarkooda.

Magaaladda Baydhabo ayaa si aad ah loogu hadal hayaa dhacdooyinkan ay ku dhibaateyeen ciidamadda Dowlada dadka rayidka

Gedoonlinenews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Before you submit form:
Human test by Not Captcha

Don’t Take Blessings for Granted

Buuga Jaalle Siyaad oo la bandhigay

Jaalle Siyaad Book Event