Dadka Badhaadhe oo go’donsan

BADHADHE(GMN)-Odayaasha dhaqanka Soomaalidda ee ku nool deegaanka Badhaadhe ee gobbolka Jubbadda hoose ayaa sheegay in deegaankaasi mudo dheer aanay soo galin wax gadiid ah oo raashin sida.

Wadooyinka soo gala deegaanka ayaa waxaa ku sugan ciidamo ka amar qaata Xarakadda Shabaab ay diideen in halkaasi gadiid uu galo.

Waxa aad loogu dayrinayaa xaaladda guud ee dadka ku nool deegaanka kuwaas oo sheegaya in gurmad lala soo gaaro.

Qiimaha raashiinka ayaa lagu soo waramayaa in sarakac ku yimid isla markaana aysan waxba soo gali deegaanka.

Dadka qaar ayaa lagu soo waramayaa inay isaga barakacayaan Deegaanka kuwaas oo gaaraya Magaalooyin ay ka mid tahay Kismaayo.

Gedoonlinenews@gmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Before you submit form:
Human test by Not Captcha

Don’t Take Blessings for Granted

Buuga Jaalle Siyaad oo la bandhigay

Jaalle Siyaad Book Event