Nin u dhashay Yeman oo Puntland baaritaan ku haysa

GAROWE(GMN)-Iyadoo halwgallo ay sameyeen ciidamadda ammaanka Puntland ay gacanta ku soo dhigeen hub iyo nin u dhashay Yeman ayaa waxaa socda baaritaan lagu hayo nin u dhashay Yeman.

Xassan oo ah Taliyaha Dekadda Magaaladda Boosaaso ayaa sheegay in hawlgall ay sameyeen ay ku soo qabteen hubkaasi.

Hubka ayuu sheegay Taliyaha in ujeedkiisu ahaa in gacanta loo galiyo Xarakadda Shabaab ee dagaaladda ka wada Soomaaliya.

Taliyaha ayaa sheegay uin hubkani ay la wareegeen ciidamadda ammaanka Puntland isla markaana ninka ay qabteen baaritaano ay ku hayaan.

Gedoonlinenews@gmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Before you submit form:
Human test by Not Captcha

Don’t Take Blessings for Granted

Buuga Jaalle Siyaad oo la bandhigay

Jaalle Siyaad Book Event