Adoonka 30 keeda bari intuu balan qaada sooma Ilaah Boqorkaa abaal Marin. (Dhagayso)

Ramadaan Kariim-(GMN) Ramadaan Kariim dhamaan aqristayaasha warbaahinta Gedoonline, waxaan guda galay Bishii barakaysneed ee Ramadaan, taas oo Alle iyo Rasuulkiisaba shegeen hadii wanaag lala yimaado in la  laba jibaarayo, lana aqbalayo ducooyinka, waana maalin ku weyn umadaha islaamkaa,  waxaan Alle uga baryaynaa dalka iyo dadka Soomaaliyeed in uu ka saaro dhibaatada .

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Ramadaankan waxaan u rajaynaynaa Umada Soomaaliyeed in uu Alle uga dhigo mid ay isku cafiyaan kuna cibaadaystaan ,

Aqristayaasheena sharafta lehna waxana leenahay 30 kan cisho oo ka qayr badan sanadka intiisa kale aan si niyad ah dalka iyo dadka ugu ducayno in Alle dhibka ka saaro.

Waxaan markale idin leenahay anaga oo ah Bahda shabakada Gedoonline.com, Ramadaankaan kiisa kale ku gaara Caafimad iyo nabadgalyo, waxaana idin rajaynaynaa in aad Cibaado qaalis ah alle ku wajahdaan isla markaana la is cafiyo.

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Gedoonlinenews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Before you submit form:
Human test by Not Captcha

Don’t Take Blessings for Granted

Buuga Jaalle Siyaad oo la bandhigay

Jaalle Siyaad Book Event