Shabaab oo Bisha Ramadaan Dagaal ku baaqay

Marka(GMN)-Cali Maxamuud Raage oo ah Afhayeenka Al-Shabaab oo la hadlay Idaacadda ku hadasha afka Shabaabka ayaa sheegay inay qorsheynayaan inay la wareegayaan goobihii dhawaan laga saaray.

Cali Dheere ayaa sheegay in Bisha Barakeysan ee Ramadaan ay qaadi doonaan dagaallo culus oo u jeedkoodu yahay dib ula wareegista meelihii laga saaray.

“Bisha Ramadaan waxa aan xoojinaynaa Jihaadka waxa aan ka saari doonaa dalka cadowga ku soo duulay” ayuu sheegay Cali Dheere.

Afhayeenka Shabaab ayaa hoosta ka xariiqay in guulo ay ka gaareen dagaal uu sheegay inuu ka dhacay deegaanka Lambar 50 ee gobbolka Shabeelaha hoose.

Shabaab ayaa dhawaab ka baxay deegaano ka mid ah gobboladda Shabeelaha hoose iyo dhexe.

Gedoonlinenews@gmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Before you submit form:
Human test by Not Captcha

Don’t Take Blessings for Granted

Buuga Jaalle Siyaad oo la bandhigay

Jaalle Siyaad Book Event