Wariye Kudhimatay Muqdisho.

News(GMN)-Allaha Unaxariistee waxaa magaalada Muqdisho Ku geeriyootay Wariye Madra cabdi Cumar oo wakiil wareed u ahyed Talafishinka Universal.

Madra Ayaa ku geeriyootay Caasimada Soomaaliya oo ay uga shaqeyn jiratay TV Universal,waxaana wararka ay sheegayaan in ay xanuunsaneysay maal mahaan danbe.

allaha unaxariisto Madra Cabdi Cumar ehelkii,qaraabadii iyo dhamaan asxaabtii ay ka geeriyootayna samir iyo iimaan allaha ka siiyo janadiina allaha geeyo.

Gedoonlinenews@gmail.com

One Response to Wariye Kudhimatay Muqdisho.

  1. Abuukar mayoow jeylaani June 6, 2012 at 9:17 am

    إنا لله و إنا إليه راجعون‎ ‎‏ ‏ilaahey ha u naxariisto saxafiyada madra cabdi cumar dhaman ehaladi iyo qarabadeeda samir iyo iman allaah kasiiyo anoo abuukar mayoow jeylaani tacsi tiiraanyo leh ayan hawada umarinaya ‎

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Before you submit form:
Human test by Not Captcha

Don’t Take Blessings for Granted

Buuga Jaalle Siyaad oo la bandhigay

Jaalle Siyaad Book Event