BAAFIN * TRACE
Waxaa la baafinayaa: Faarax Maxamed Faarax oo loo yaqaan Cabdi ama Cabdullahi Dhagkamaqal
- Wuxuu ku dhashay Harar - Lagana yaabo in uu ku nool yahay inta u dhexaysa Jigjiga iyo Harar
- Wuxuu Ku Dhashay: 1940- 1950kii meel u dhexaysa Harar iyo Haramayo
- Magaca Aabaha: farah xassan xalane xaydle iidle Askartii Talyaaniga
- Magaca Hooyada: faaduma
- Qabiilka Markaa ay ahayd: odagen
Waxaa Baafinaya ama Raadinaya wiil uu adeer u yahay oo lagu magacaabo Burhan Mohamed Farah Xassan. Wuxuu Iminka Joogaa: finland, waxaana laga la xiriiri karaa Burhan Tel: +358453197083 ama 00358931027665. Fadlan Cidii warkiisa haysa Faarax ha gaarsiiso Burhaan.
Xafiiska hay’ada Laanqeyrta Cass ee Columbus Ohio waxay baafinayaan shaqsiyaadkan hoos ku qoran, fadlan hadii aad garanayso gaarsii fariinta.
- Mumina Mohamed Haji Ali, Oo ah Digil, kana ah Shanta Caleemood.
- Deerow Ibrahim Cise, oo ah Marexan.
- Makay Yussuf Haji Ahmed, oo ah Jareerweyne (Bantu), kana ah Hintire.
- Mumina Issack Abdi– Beesha Hawiye, oo ka ah Gorgati.
Laxirrara : American Red Cross
Greater Columbus Chapter
995 E. Broad Street Columbus, OH 43205 Tel: (614) 253-2740

Waxan bafiniyaha yunis haji bare u e gu war danbaysay gedo
waxaan halkaa ka baafinayaa daahir daqare shirwac gulaafe wuxuuna markii noogu danbaysey joogey dalka canada hadaba haddii ay cid taqaan ama garanaeyso ay jirto warkiisa ha gaarsiiyaan hooyadii ruqiyo guuleed uureey oo ku suan degmada c/waq waxaana laga hellaa telkan.00252615508272
WAXAAN HALKAAN KA BAAFINAYAA WIIL AYNU AHAYN SAAXIBO MAGACIISA LAYIRAAHDO CABDIRAXMAAN SHEEKH MAXAMED SAALAX OO AHAA WIIL AAN ISBARAN AHALADA UU ASAGA KA DHASHAY HADABA WAXAA WIILKAASI IIGU WAR DANBEEYSAY 2005 SANADKU MARKUU AHAA WAXA UUNA DAGANAA CAASIMADA SOMALIYA MUQDISHO GAAR AHAAN WAXA DAGANAA XAAFADA BUUULA XUUBEEY HADABA CABDIRAXMAAN SHEKH MAXAMED SAALAX WAXAAN KA COD SADSANAYAA IN HADII UU ARKO QORAALKAYGA AMA CID MAGACIISA TAQAAN AYJIRTO IN UU IIGUSOO HAGAAJIYO TLKAN 00966582996551 SAUDI ARABIA
Waxaan baafinayaa, nin la yiraahdo Mustafe ahmed muse waana wiil reer borama ah,mudo joogi jirey magaalada london, marna iman jirey wadanka holland ee magaalada Rotterdam waxaana maqalkiisa ugu danbaysey isaga oo wadanka Jalmarka jooga waliba magaalada frankfurt, wakhtigaasi isagoo damacsanaa in uu tego wadanka Dalmark, wakhtigaasi oo aanu ka soo wareegay mudo 2 Bilood ah, haba yaratee wax aanu maqal ama fariin kale aanu ka helney ma jirto, markaa waxaan idiinka codsanayaa hadii ninkaa aad aragteen ama maqasheen ama taqaan xalka uu imika ahaan uu ku suganyahay waxaad igala soo xidhiidhaysaan Emailkayga oo ah daaso1@hotmail.com Emailkan waxaa
ama Telefoon numberkayga-:
TEl: 31108403183 wadanka gudahiisa – 010-8403183 ( Holland )
Mobile: 0031684619341 wadanka gudahiisa – 06-84619341 ( Holland )
waxaa baafinaya eheladiisa ku kala sugan London iyo Rotterdam. marka walaal hadii aad aragtid fariintaan ama cid kale oo ninkaa taqaana waxaan jeclaan lahaa in fariintan si deg deg ah aad igu soo gaadhsiisaan. waadna mahad hadsantihiin.

Waxaan raba inaan baafiyo hooyadee oo la dhaho Casho Shariif Xasan oo degan wadanka Sacuudiga oo igu dambeesay malinta dhashay waxee iga tagtay Xafda Buurkaroole oo ku taal Magalada Muqdisho marka tariiqda aheyd 1983 bisha 7 labatankeedi. Sanadyadaan dhaw ayee lasoo xariirtay xafada ee iga tagtay waxee dhaaftay magac iyo wadanka ee markaas ee joogtay. marka igu cawiya inaan hoyade helo.
Mahadsanidiin
Anigo ah Sahra Osman Mahamed waxaan baafinayaa saxibkeey Cabdiweli Cali Mire oo eey igu war dambeeysay sanadku markuu ahaa 1988 xaafada kiryako magalada Nairobi kenya. Waxaan maqlay inuu 1990s uguuray wadanka Tanzania. Hadaba waxaan ka codsanayaa qofkii garanayo Cabdiweli Cali Mire ama saguba hadii arko baafintan inuu igala soo xariiri emailka ah sahramahamed1@gamil.com.
Mahadsanidiin
waxaa halkaan ka baafinaayaa gabar mar hore iigu dambeesey waxaa la dhahaa fartuun bashiir waxeey dagan tahay magaalada canada waxaan jeclaan lahaa hadey aragto in ey ila soo xiriirto waxaa la iga helaa lambarkaan 254 722 82 86 82
waxaan joogaa magaalada nrb waxaan jeclaan lahaa in aan helo mar dhaw insha alaah