Falanqeynta Kulanka Barcelona & Racing !

Gedo Online Sports - Kooxda weyn ee Barcelona oo sii eegeysa dhibacaha ay ka horeyso Madrid ayaa caawa usafri doonta kooxda Racing Santander ciyaar kadhici doonta garoonka El Sardinero

Mario Fernandez ayaa ku soo bilaaban  doona goosha Racing, kadib markii gool hayaha dooqa koowaad Tono laganaxay 1 kulan waxaase dhawacyo qaba labada weeraryahan ee  Christian Stuani  iyo Lautaro Acosta

Barcelona ayaa weyn doonta David Villa, Alexis Sanchez iyo Ibrahim Afellay halka Thiago Alcantara, Eric Abidal iyo Carles Puyol shaki lagalinaayo waxaana toos uganaxan Gerard Pique kaas oo kaarka cas qaatay asbuucii lasoo dhaafay

Racing ayaan wax guul ah gaarin 16-kii kulan ee ugu dambeysay horyaalka Spain oo ay laciyaartay Barcelona

Lionel Messi ayaa 10 gool ka dhaliyay kooxda Racing Santander taas oo ka dhigeysa mid kamid ah kooxaha uu ka dhaliyay goolasha ugu badan

Ciyaartaan waxaa geeska Africa laga dawan doonaa saacadu marka ay tahay 8:00 habeenimo.

Gedo Online Sports News

Gedoonlinenews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Before you submit form:
Human test by Not Captcha

Don’t Take Blessings for Granted

Buuga Jaalle Siyaad oo la bandhigay

Jaalle Siyaad Book Event