Cabdi Tahliil Oo Ku Xanuunsanaya Xamar

GMN – “SOOMAALIYA SOOMALIBAA LEH” marka aad ereyadan aragto waxaad soo xasuusaneysa in laga hadli doono mid kamid ah fananiintii ugu magaca weynaa Somalia.

Cabdi Tahliil Warsame oo kamid ah hobladii ugu magaca weynaa fanka Somalida ayaa ku xanuun sanaya gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia .

Cabdi Tahliil oo 10-kii sano ee lasoo dhaafay naafo ka ahaa qaar kamid ah xubnihiisa waxaa midaa udheer in ay dhowan xabad ku dhufteen ciidanka Dowlada KMG ah.

Ehelada fananka ayaa sheegay in hada Cabdi Tahliil uu aad udac dareysan yahay uuna hayay xanan saa id ah .

Fananka ayaa la sheegay in ay ku adag tahay iun uu si buuxda kuula hadlo waxaana ay ka codsadeen dadka Somaliyeed in ay fananka ilaah dartiis ku caawiyaan.

Dowlada Somalia gaar ahaan madaxweynaha ayaa dhowaan amar ku bixiyay in wax loo qabto hobolkaan laakin ma jirto wax ilaa hada loo qabtay .

Gedo Online News

Gedoonlinenews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Before you submit form:
Human test by Not Captcha

Don’t Take Blessings for Granted

Buuga Jaalle Siyaad oo la bandhigay

Jaalle Siyaad Book Event