Home » July 31st, 2010
Entries posted on “July, 2010”
Puntland (GMN) Sida ku cad xeerarka caalamiga ah ee jimciyada qaramada midoobey, heshiiskii Geneve , xeerarka maxaabiista dagaalka, xeerka dawlada soomaaliyeed, maamulka Puntland iyo shareecada islaamkaba, Dhamaantood waxay qeexayaan xeerarka maxaabiista wakhtiyada dagaaladu socdaan lagu qabto. Hoose fiiri Sawir NAXDIN LEH. Tixraac hadalkii madaxweynaha Puntland ka sii daayey warbaahinta gudaha iyo dibadaba sida Laamaha af [...]
July 31st, 2010 | Posted in Wararka. | Read More »
Somalia (GMN) – Ururka Al-Shabaab ayaa shaaca ka qaaday inay weerari doonto safaaradaha dalalka Burundi iyo Uganda oo ah dalalka keliya ee u soo diray Soomaaliya ciidamo Naabad ilaalineed oo ku howlgalaaya magaca AMISOM. Al-Shabaab ayaa ku dhaaratay inay cardaadiqaha ka dhigi doonaan Safaaradaha labada dale e Uganda iyo Burundi, waxayna sheegtay Xarunta Mareykanka [...]
July 31st, 2010 | Posted in Wararka. | Read More »
Mogadishu (GMN) – Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka soo dagay gagida diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, kadib markii uu ka soo qeyb galay shir madaxeedkii wadamada Afrika ee ka dhacay Magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda. Madaxweynaha ayaa marki uu soo gaaray xarunta madaxtooyada ee [...]
July 31st, 2010 | Posted in Latest Soomaali News | Read More »
Kismayo (GMN) – Qarax weyn oo geystay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose iyadoo qaraxaasina ay ka hadleen Xarrakada Al-shabaab ee ka arrimiya Magaalada Kismaayo. Qaraxa ayaa ka dhacay Xaafada Guulwade ee Magaaladaasi Kismaayo, waxaana uu ahaa qaraxa mid ay ku cayaarayeen caruur da’doodu ay [...]
July 31st, 2010 | Posted in Wararka. | Read More »
Mogadishu (GMN) – Idaacad laga leeyahay dalka Jarmalka, ayaa ku warantay in ilaa Kun (1000) Askari oo ka tirsan Ciidamo Dowladda KMG loogu soo tababaray dalka Ethiopia ay baxsadeen, ilaa iyo iminkana la la’yahay halka ay u ruqaansadeen. Tababarada Ciidamadan lagu siiyey dalka Ethiopia, ayaa waxaa maalgelisay Dowladda Germany, iyadoo ka dib gabagabadii tababaradaasina la [...]
July 31st, 2010 | Posted in Latest Soomaali News | Read More »
Geneva (GMN) – Hay’adda Jamciyadda Qurumaha ka dhaxaysa u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR, ayaa ugu baaqday dalka Saudi Arabia inuu joojiyo Masaafurinta uu ku hayo Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan wadankooda. UNHCR ayaa ka dalbatay Dowladda Sacuudiga inay Soomaalida u sameyso Deegaanno ay ku noolaadaan maadaama ay dhibatooyin ka jiraan gudaha wadanka Soomaaliya oo ay markii [...]
July 31st, 2010 | Posted in Latest Soomaali News | Read More »
Yeed (GMN) – Saraakiil u hadashay Ciidamada Dowladda KMG ayaa sheegtay inay gacanta ku hayaan Degmada Yeed, halkaasi oo dagaal xoogan ay kula galeen xoogaga Al-Shabaab. Maxamed Macalin, ayaa saxaafadda u sheegay in khasaaraha dhankooda kasoo gaaray dagaalkaasi uu aad u yar yahay, balse ay dagaalyahano badan ka dileen dhinaca Al-Shabaab. Sarkaalkan, ayaa ku eedeeyey [...]
July 31st, 2010 | Posted in Wararka. | Read More »
Kampala (GMN) – Maxkamad ku taala Caasimadda dalka Uganda ee Kampala, ayaa lasoo taagay Sedex ruux Kenyaan ah kuwaasi oo lala xiriiriyey weeraradii mataanaha ahaa ee gilgilay Kampala. Raggaani oo la qabtay maalmo kaddib qaraxyadii 11 bishaan ka dhacay Kampala ee ay ku geeriyoodeen 76 ruux ayaa maxkamadda ka soo hor muuqday Shalay, waxaana lagu [...]
July 31st, 2010 | Posted in Latest Soomaali News | Read More »
Muqdisho-(GMN) Prof Maxamed Cumar Dalxa oo ka qeyb qaadanayey barnaamijka Hadalyenta Hornafrik oo looga hadlaayey dadka ay soo masaafuriyeen maamulka Puntland ee ka soo jeeda koonfurta Somalia iyo ciidamo cusub oo dalka la keeno waxa ay ku soo kordhin karaan iyo arimo badan oo ku saabsan xaalada dalka, aya abarnaamijka aad kaga bogan doontaan, dadka [...]
July 30th, 2010 | Posted in Latest Soomaali News | Read More »
Somalia (GMN) – Sheekh Maxamed Saciid Atam oo ah hoggaamiye diimeedka dagaalka kula jira dowlad goboleedka Puntland ayaa markii ugu horeysay shaaciyay sababta ka dambeysa dagaallada ka socda buuraleyda tuulada Galgala oo u dhow magaalada Boosaaso, waxa uuna sheegay wadaadka fallaagoobay in wadahadallo ay la galeen Madaxweyne C/raxmaan Faroole iyo dowladda Puntland ay fashilmeen, isagoo [...]
July 30th, 2010 | Posted in Latest Soomaali News | Read More »