Home » May 31st, 2010
Entries posted on “May, 2010”
Ceelberde (GMN) – Xarakada shabaabul mujaahidiin yaa xalay dagaal ku qaaday degmada Ceel berde ee Gobolka Bakool, halkaas oo ay gacanta ku hayaan ciidamo ka tirsan dowladda KMG Somalia oo ay weheliyaan kuwo Ethiopian ah. Saraakiil ka tiran Xarakada shabaabul mujaahidiin ayaa sheegay in ciidamadooda ay weerar ku qaadeen 3-xarumood oo ku yaala degmada ceel [...]
May 31st, 2010 | Posted in Latest Soomaali News | Read More »
UK: (GMN) Shirweynihii beesha Sade Daarood ee maal-mahaanba ka socday magalada Leicester ee wadanka ingriiska ayaa maanta la soo gaba-gabeeyay, kasoo ay ka baxeen qodobbo wax ku oo lah. Waxaa madasha shirkaan goobjoogayaal ka ahaa qeybaha kala duwan saxaafada Khaasatan Telefishinka Caalimiga ah ee Universal. Waxaa maanta oo ahayd maalintii saddexaad ee shirweynaha, aad u [...]
May 31st, 2010 | Posted in Wararka., World | Read More »
Gedo (GMN) – Maamulka Xisbul islaam ee Gobalka Gedo, ayaa qorshaynaya weeraro ka dhan ah Ciidamada Dowladda KMG ee ku sugan Degmada Doolow, sida uu xaqiijiyey Afhayeenka Xisbiga Farxaan Cabdi Ciilmooge. Hanjabaadan kasoo yeertay xoogaga mucaaradka, ayaa ka dambaysay ka dib markii ciidamo tababaran oo ka tirsan Dowladda KMG oo ay weheliyaan kuwo Ethiopian-ah ay [...]
May 31st, 2010 | Posted in Latest Soomaali News, World | Read More »
Copenhagen-(GMN) Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee reer DK-Copenhagen in Artist Amin Aamir kulan la yeelan doono, Kulankan oo ah kii ugu horeeyay ee Artist Amir la qaato Soomalida Copenhagen waxa uu noqonayaa mid dadka soomaaliyeed eek u nool Copenhagen ay ka fa’idi doonaan macluumaad badan, wuxuna Amin kulankaas kaga hadlayaa farshaxankiisa iyo siduu [...]
May 31st, 2010 | Posted in Wararka., World | Read More »
Baladweyne (GMN) – Ka dib dagaal kedis ah oo ka dhacay Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan, ayaa waxaa lagusoo waramayaa in Ciidamo ka tirsan Dowladda KMG ay la wareegeen gacan ku heynta garoonka Diyaaradaha ee magaaladaasi. Saraakiil u hadashay Dowladda KMG, ayaa sheegaya in ciidankoodu ay u suurtagashay in ay qabsadaan guud ahaan Magaalada [...]
May 31st, 2010 | Posted in Latest Soomaali News, World | Read More »
Cape Town (GMN) – Taleefishanka Afsoomaaliga ku hadla ee UNIVERSAL ayaa faafiyey sawiro gacanta lagu sawirey oo lagu aflagaadeynayo Nabi Muxamed Calayhi salaam oo uu daabacay wargeyska kasoo baxa dalka Koonfur Afrika Warbixin lagu muujinayo sawirka ayaa waxa ay baxday habeenkii xalay ahaa waxaana si weyn ula yaabay daawadayaasha, warbixinta waxay ka hadleysay muslimiinta oo [...]
May 31st, 2010 | Posted in Latest Soomaali News, World | Read More »
Gaza (GMN) – Ciidamada Isreal ayaa weerar ku qaaday Kolonyo Maraakiib ah oo gargaar bini Aadamnimo u siday Marinka Qasa iyagoo doonayey inay jabiyaan xayiraada Isreal saartay Marinka Qasa. Ugu yaraan 16 Qof ayaa ku dhintay in ku dhaw 30 way ku dhaawcmayn kadib markii ciidamda Isreal ay xoog ku korayn Maraakiibta Gargaarka Siday oo [...]
May 31st, 2010 | Posted in Wararka., World | Read More »
Falaanqeyn guud oo laanta af-soomaaliga BBC ku samaysay arrimaha Soomaaliya ayaa waxaa door kharaar fooda isku daray Yusuf indhacade iyo Xasan Dahir Aways waxaana dooda xiriiriye ka ahaan Jaale Yusuf Garaad madaxa laanta ahana wariye iyo khabiir caan ah. Doodan waxaa looga hadlay mustaqbalka iyo masiirka arrimaha Soomaaliya guud ahaan, wuxuuna wariyuhu xooga saaray in [...]
May 31st, 2010 | Posted in Barnaamijta, Editorial, Wararka., World | Read More »
Aqri warsaxafadeedka UNIVERSAL TV MUQDISHO WAR SAXAAFADEED;- Tar;-30/05/10 Maamulka Taleefishinka Universal xafiiskiisa Muqdisho waxa uu ka soo saaray war saxaafadeed ku aadan war ka baxay 29/05/10 taleefishinka Univesal ahaana war uu soo direy weriye uga soo warama taleefishinka dalka Koonfur Afrika warkaana laga dhex arkay kartoon ay wargeysyada dalka K/afrika soo daabaceen kaasoo ahaa mid [...]
May 30th, 2010 | Posted in Wararka. | Read More »
New York (GMN) – Xarunta Qarammada Midoobay ee Magaalada New York wararka laga helaayo ayaa sheegaya inuu jiro qorshe la doonayo in Wakiilka Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya Axmed Walad Cabdalla la badalayo, laguna badalayo dublamaasi u dhashay dalka Tanzania. Axmed Walad Cabdalla ayaa la sheegaya inuu ku guuldareystay wax ka qabashada qalalaasaha siyaasadeed ee [...]
May 30th, 2010 | Posted in Wararka., World | Read More »