Gedoonline

Robin van Persie Oo In Mudo Ah Ka Maqnaan Doona Garoomada.
London(GMN)Ciyaaryahan Robin van Persie oo Dhanka weerarka kaga Ciyaara Kooxda Arsenal ee Dalka Ingiriiska iyo Xulka qaranka Netherlands ayaa lagu soo waramayaa in uu Garoomada Ka maqnaan doono Mudo 6 todobaad ah.

Robin van Persie ayaa lagu Soo waramayaa in uu Dhaawac Soogaaray kagadaale Ciyaar ay kooxdiisa Arsenal la yeelatay Xooxda Black Born Rovers ee isla Dalka ingiriiska taasi oo ay kooxda Arsenal ku awood Roonaatay 2 Gool iyo Gool waxaana Ciyaaryahanku uu Dhaawaca ka Soogaaray lugta qaybteeda Hoose Gaar ahaana Anqawga midig.

Ciyaaryahanka oo caan ku ah Dhalinta Goolasha ayaa waxaa lagu Soo waramayaa in uu ka maqnaan Doono Ciyaaro aad muhiim u ah sida Ciyaar ay Kooxda Arsenal la Ciyaari Doonto kooxda Chelsea 3 Oct ee fooda inagu Soo hayso waxaana uu sidoo kale ciyaaryahanku ka maqnaan doonaa Furuitaanka Ciyaaraha horyaalka qaarada Yurub ee loo yaqaanno Champion League.

Kooxda Arsenal ayaa haatan waxaa dhaawac kaga maqan Ciyaaryahano dhawr ah waxaana ugu Dambeeyay Ciyaaryahan Theo Walcott  oo xalau ku dhaawacmay Ciyaar uu qarankiisu la ciyaarat qaranka Switzerland waxaana sidoo kale kooxda dhaawac kaga maqan Ciyaaryahan Samir Nasri  oo u Dhashay Dalka France.

Max’ed Cibaar Diiriye

Gedoonlinenews@gmail.com

Qaar Ka Mid Ah Wasiirada Dawlada Oo Ugu Baaqay In Ay Is Casisho Xukuumada Mr Sharmaake.
Muqdisho-(GMN)Mid kamid ah wasiirada Dawlada KMG ee Soomaaliya ayaa si kulul u dhaleeceeyay Dawlada uu horkacayo Raysul wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaake kaasi oo uu sheegay in aysan jirin wax qabad lataaban karo oo ay Dawladu ku talaabsatay.

Cabdirashiid Maxamed Xiddig oo ah Wasiiru Dawlaha Arimaha Gudaha ee Dawlada KMG ee Soomaliya ayaa waxaa uu sheegay in xukuumada Raysul wasaare Sharmaake ay haboontahay in ay is casisho maadaama aysan jirin wax qabad muuqda oo ay soo hordhigi karaan Baarlamaanka hortiisa.

Mr Xidig ayaa intaasi ku daray in Dawlada looga baahnaa in ay wax badan qabato wuxuuna sheegay in xitaa ay xasilin la’dahay Magaalada Muqdisho oo Dawlada ay Degentahay taasi oo uu sheegay in ay Dagaallo halakeeyeen.

Wasiiru Dawlaha ayaa sidoo kale waxaa uu kahadlay Arimaha Tastuurka Dhawaan la soo hordhigay Baarlamaanka Dawlada KMG ee Soomaaliya wuxuuna sheegay in ay haboontahay in Dastuurkaasi meesha Laga saaro islamarkaana aysan jirin wax uu ka badalayo xaalada Cakiran ee dalka ka jirta.

Hadalka wasiiru Dawlaha Arimaha Gudaha Cabdirashiid Maxamed Xiddig ayaa waxaa uu imaanayaa xilli ay Dagaallo xoogani ka Socdaan Gudaha Magaalada Muqdisho kuwaasi oo ay isku hayaan Kooxaha Mucaaradka ah iyo Dawlada KMG ee Soomaaliya.

Max’ed Cibaar Diiriye

Gedoonlinenews@gmail.com

Xarumihi Hay’ada World Vision Ee Bay & Bakool+Jubboyinka Oo Irdaha Loo Laabey
Somalia (GMN) – Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in maamulka Al-shabaab ay albaabada isugu dhufteen  xarumo caafimaad oo hoos-tagi jiray Haya’dda World Vision oo ka mid ah saddex hay’adood oo horraantii bishii la soo dhaafay laga mamnuucay inay ka shaqeeyaan deegaanada uu maamulo Ururka Al-Shabaab.

Xarumahaan Caafimaad ee la xiray ayaa lagu daweyn jiray dadka qaba cudurka Qaaxada, waxaana la sheegay in bukaannadii dawooyinka ka qaadan jiray xarumahaasi ku yaalla Baydhabo la amray in mar qura la siiyo dawooyinkooda.

Waxaa ka mid ah Degmooyinka laga xiray Hey’adaasi Baydhabo, Diinsoor iyo Bardaale oo ka tirsan Gobolka Bay iyo degmooyin ku yaalla Gobolka Bakool oo ay ka mid yihiin Xudur iyo Waajid, waxaana lagu amaray shaqaalihii ka shaqeyn jiray xarumahaasi inay shaqada ka tagaan oo ay joojiyaan howlahooda.

Xarumaha ay World Vision lahayd ee ku yaalla degmooyinka Bu’aale, Saakow iyo Jamaame oo ka kala tirsan Gobollada Jubbada hoose iyo Jubbada dhexe ayaa albaabbada la isugu dhuftay iyana sida ay xaqiijinaayaan dadka deegaanadaasi ka soo jeeda.

Hay’adda World Vison DIAKONIE iyo ADRA ayaa horay looga mamnuucay Gobolada Shabaabku ka taliyaan waxaana  lagu eedeeyay inay faafiyaan diinta gaalada, kuwaasoo laga joojiyay howlihii ay ka hayeen gobollada ay Al-Shabaab ka taliso.

C/risaaq C/laahi

Gedoonlinenews@gmail.com

Dowlada Oo Amaro Xagga Amaanka ah Fartey Imaamyada Masjidyada Muqdisho.
Mogadishu (GMN) – Guddoomiyaha Gobolka Banadir Maxamuud Axmed Tarsan, ayaa ku amray imaamyada in ay ka shaqeeyaan Ammaanka isla markaasina xilligani meelaha la isugu soo dhuunto ay tahay masaajida taasi oo uu sheegay in dhibaato weyn ay ku tahay.

Sidoo kale waxa uu sheegay Tarsan in Imaamyada laga doonayo in ay soo gudbiyaan qof waliba oo jameecadooda kamid noqda oo cusub haddiiba la aqoonsan waayo ama uu yahay qof deegaanka kucusub.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa doonaya xilligan in qorshe cusub oo Ammaanka lagu sugayo uu ka dhaqan geliyo Gobolka Banaadir kadib markii ay soo ogaadeen in kooxaha qaraxyada geysta marka hore dadka ay ugu dhuuntaan masaajida.

Lama oga sida xaalka masaajida Muqdisho ay noqon doonto hayeeshee horey ayaa kooxaha dowladda kasoo horjeeda waxa ay ugu dileen magaalada Muqdisho dhowr qof oo ay ku gaadeen markii ay kasoo baxeen masaajida Magaalada Muqdisho.

Maxamed C/laahi Sabaax

Gedoonlinenews@gmail.com

Maamulka Obama Oo Ka Digay In La Gubo Kutubka QUR’AANKA KARIIMKA
Washington (GMN) – Dowladda Maraykanka ayaa ka digtay Qorshe uu wado Baadari Maraykana oo doonaya in la gubo Kitaabka Quraanka 11ka Bishan September.

Maamulka Madaxweyne Obama ayaa ku tilmaamay arrin xumaan abuuraysa isla markaana aan ka turjumaynin dhaqanka Maraykanka, Qorashaha uu soo jeediyay Baadari Maraykan ah oo ku nool Gobolka Florida kaasi oo ay isaga iyo taageerayaashiisu donayaan in xuska maalinta 11ka September la gubo Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah.

Wasaardda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa shaaca ka qaadday in ay ka walaacsantahay halista ay aarrintaasi ku keeni karto nolosha askarta iyo Diplomaasiyiinta iyo weliba dalxiisyaasha Maraykanka ah ee ku sugan dalka Dibaddiisa.

Madaxda Maraykanka ayaa sheegay in Baadariga reer Florida iyo taageerayaashiisu aanay ku xadgudbaynin dastuurka haddii ay gubaan Quraanka, iyada oo ay sida ay sheegeen hadda ka hor dadka ka soo horjeeday dagaalada uu Maraykanku ku jiro ay ku gubeen mudaaharaadiyo ay dhigeen Calanka qaranka Maraykanka.

Hase ahaate Mas’uuliyiinta Maraykanku waxay sheegeen in ay rajaynayaan in kooxdaasi kaniisdda ku xidhan ay garwaaqsan doonaan halista ka dhalan karta falkaasi ay ku kacayaan, isla markaana ay heli doonaan siyaabo kale oo ay ku muujiyaan cadhadooda iyaga oo aanan ku taalbsan falkan oo keeni kara mudaaharaadiyo Maraykan-nacayb ah iyo falal gacan ka hadal ah oo ka dhaca dacalada dunida.

Maamulka Madaxweyne Obama ayaa war uu Salaasadii ka soo saaray arrintaasi u adeegsaday hadaladii ugu kululaa ee ay mas’uuliyiinta Maraykanku arrintaasi ka yidhaahdaan ilaa imika.

Af hayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Maraykanka P.J. Crowley ayaa ku tilmaamay qorshaha uu hindisihiisa lahaa baadari ka tirsan kaniisadaha Gobolka Florida oo lagu magacaabo Terry Jones oo ugu baaqay taageerayaashiisa in ay gubaan kitaabka Qur’aanka Kariimka ah maalinta 11ka Sep, ayaa waxaa uu afhayeenku ku tilmaamay in ay tallabadaasi tahay mid naxli xambaarsan oo aan haboonayn islamarkaana aan looba baahnayn in lagu dhaqaaqo.

Af hayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee maraykanka ayaa sheegay in gusbita kitaabka Qur’aanka Kariimka ah ay sii hurinayso xagjirnimada.

Isaga oo ku halqabsaday diginiintii uu jeediyay taliyaha ciidanka maraykanka ee ku sugan Afghanistan General David Petraeus oo sheegay in qorshahan ay wadaan Baadiraga iyo kooxdiisu ay marmarsiyo u noqon doonto Propogandaha ay waddo kooxda Taliban.

Mr Crowley ayaa sheegay in ay arrintan yeelan karto saamayntii xumayd ee ay yeesheen sawiradii sanadkii 2006dii la faafiyay ee muujinayay askar maraykan ah oo ku xadgudbaysay dad maxaabiisa ah oo ku jiray xabsiga Abu Ghuraib ee dalka Ciraaq.

Crowley ayaa sheegay in haddiiba ay dhacdo in kooxdaasi ay Qur’aanka gubaan, in uu filayo in ay dadka aduunweynaha ku nooli ay fahmi karaan in waxani aanu ahayn arrin ay oggolyihiin shacbiweynaha Maraykanku isla markaana aan isir ku lahayn dhaqanka suubban iyo wada noolaanshaha diimaha ee waligeedba lagu yiqaanay dadka Maraykanka ah .

Baadariga reer Florida ee keenay hindishan ah in Quraanka la gubo ayaa isagu tilmaamay in uu qorshaha ku darsanyo, dhibta soo gaadhi karta dadka maraykanka ah ee dibadda ku nool hase ahaatee waxaa uu sheegay in isaga iyo taageerayaashiisa ay ka go’antahay in ay gubaan Kitaabka Quraanka ah oo ay dhigayaan bannabaxa u qorshaysan.

Gedo Online + VOA

Gedoonlinenews@gmail.com

Kulanka Sharma’arke & Madaxda M.Yurub
Nairobi (GMN) – Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda khilaaf u jooga ah ee Somalia Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ayaa kulan looga hadlayay arimaha amaanka iyo sidii wax looga qaban lahaa dalka magaalada Nairobi kula qaatay mas’uuliyiin ka tirsan Midowga Yurub.

R/wasaare Cumar C.rashiid oo ay wehliyaan Afar Wasiir oo ka tirsan Xukuumada KMG ayaa gelinkii danbe ee shalay magaalada Nairoobi kulan kula qaatay mas’uuliyiin ka tirsan Midowga Yurub kuwaas oo ay ka wada hadleen xaalada dalka Soomaaliya gaar ahaan arimaha Amniga Siyaasada,Bani’aadanimada iyo sidii looga dhabeyn lahaa balanqaadyadii hore loogu sameeyay Dowlada KMG Soomaaliya.

Xubnaha ka qeybgalay kulankaasi ayaa isku afgartay dhamaan waxyaabihii ay ka wada hadleen, iyadoo arintaasi loo saaray guddi ka kooban sadex Wasiir oo ka tirsan Xukuumada KMG ah ee Somalia.

R/wasaare Sharma’arke iyo Afar ka tirsan Golihiisa Wasiirada ayaa maalmihii la soo dhaafay booqasho ku joogay Magaalada Nairoobi iyagoo halkaasi kulamo gooni gooni ah kula yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan beesha caalamka,Qaramada Midoobay iyo Hey’adaha Caalamiga ah ee daneeya arimaha Soomaliya.

Waxaa sii daba dheeraanaya khilaaf siyaasadeed in muddo ah soo jiitamayey oo u dhaxeeya Madaxweynaha Dowladda KMG iyo R/wasaare Sharma’arke, wallow uu R/wasaaraha dafiray inuu jiro khilaaf shaqsiyadeed oo uu u qabo Madaxweyne Shariif Sheikh Axmed.

C/risaaq C/laahi

Gedoonlinenews@gmail.com

Gud. Guriceel Oo Weerar Bam Ka Baaday
Guriceel (GMN) – Caruur yar yar, ayaa lagusoo waramayaa inay ku dhaawacmeen, weerar Bambaano oo xaley lala eegtay Guriga Gudoomiyaha Degmada Guriceel Cismaan Ciise Nuur (Taar-Dhuleed), sida uu sheegay Maamulka Degmadaasi.

Isagoo la hadlayey warbaahinta ayaa Gudoomiye ki xigeenka maamulka degmada Guriceel Cali Baashi Diiriye waxa uu xaqiijiyay in weerarkii Bambaano ee lagu qaaday hoyga uu degmadaasi ka deganyahay gudoomiya degmada Guriceel Cismaan Ciise Nuur Taardhuleed ay ku dhaawadcmeen sadex caruur ah oo uu dhalay Gudoomiyaha degmada Guriceel.

Cali Baashi Diiriye ayaa tilmaamay in dhaawaca caruurtaasi oo ahaa mid fudud haatan lagu daweeynayo Cisbitalka Guriceel isagoo tibaaxay in xaalada carurtaasi ay wanaagsantahay, isagoo ku eedeeyay falkasi Maleeshiyaadka Shabaab, wuxuuna carrabka ku adkeeyay in ciidamada amaanku ay ku raadjoogaan kooxihii ka danbeeyay falkaasi isla markaana sharciga la marin doono hadii la soo qabto.

Arintan ayaa ka danbeeysay kadib markii kooxo aan la aqoonsan ay laba Bam gacmeed ku weerareen hoyga gudoomiyaha degmada Guriceel halkaas oo ay ku dhaawacmeen sadex ka mid ah caruurta gudoomiyaha oo xiligaa guriga ku sugnaa.

Waa Qarixii saddexaad ee uu ka badbaado Gudoomiye Taar-Dhuleed.

C/risaaq C/laahi

Gedoonlinenews@gmail.com

Radicalization Awareness: Maajid Nawaz Presentaion for the Somali Youth in Columbus Ohio
Join Us! Join us for this wonderful event. To learn how to recognize the signs of extremist radicalization.

Guest Speakers: Mr. Maajid Nawaz and Mr. Ghaffar Hussein

Of the Quilliam Foundation, a counter-terrorist institution based in London, England. Mr. Nawaz has been featured in appearance on CBS 60 Minutes and Larry King offering insight into the forth Hood shooters, The Times Square car bomber and others.

Learn more about the presenters at www.quilliamfoundation.org

Contact Name: Dana Peters, Assistant U.S Attorney

Phone: 614-469-5715

E-mail: danapeters@usdoj.gov

Todobaadkii Jooqle iyo Columbus

Sh. Fu’aad Shongole “Dharbaaxo Kale Ayaanu Ku Dhufan Doonaa Uganda”.
Mogadishu (GMN) – Kooxda lagu tiriyo Unugyada Al-Qaacida ee Al-Shabaab, ayaa markale wacad ku martay inay dharbaaxo xanuun badan ku dhufan doonto Dowladda Uganda oo ah Dowladda ugu badan ee Ciidamadeedu ka hawlgalaan dalka Somalia.

Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf oo kamid ah Mas’uuliyiinta Ururka Alshabaab oo maanta koox tababar uu u soo gaba gabeeyay kula hadlayay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu digniin ugu diray Ciidamada Dheeriga ah ee Uganda ay soo wado.

Waxa uu sheegay in Dowladda Uganda ay la kulantay hal mar dhibaato xoogan oo kaga timid dhanka Alshabaab iminkana weli ay qorsheyneyso in ciidamo kale ay u soo dirto Soomaaliya ayna uga digayaan arrintaasi dowladda Uganda.

Sidoo kale Sheekh fu’aad waxa uu sheegay in Madaxweynaha Uganda Museveni uu yahay wakiil kaniisad oo uusan aheyn madaxweyne uuna cadeynayo in dagaalka iminka uu ka dhaxeeyo kitaabka Qur’aanka iyo Dimuqraadiyadda.

Ciidamada dheeriga ah ee uu sheegay Museveni ayuu yiri Sh Fu’aad haddii lakeeno dalka in aysan ka laaban doonin iyaga oo nabad qaba waliba ay dhulka kujiidi doonaan sida uu hadalka u dhigay isaga oo xusay in iminka maalin waliba meydad iyo dhaawacyo looga qaado Muqdisho.

Xilliga Sh Fu’aad uu hadalkani sheegayo ayaa ah xilli dagaallo culus ay muqdisho kasocdaan, waxaana madaxda Al-shabaab badankooda lagu xantaa in aysan ka qeybgelin dagaalada ka dhaca Muqdisho oo ay u soo diraan keliya dhalinyarada ay soo marin habaabiyaan oo keliya.

Xoogaga Al-Shabaab, ayaa horey u sheegtay weeraradii qaraaraa ee 74 qof lagu dilay ee dhamaadkii xilli-ciyaareedka adduunka ee 2010-ka ka dhacay Caasimadda dalkaasi Uganda ee Kampala.

C/risaaq C/laahi

Gedoonlinenews@gmail.com