Home » Latest Soomaali News
You are browsing entries filed in “Latest Soomaali News”
Somalia (GMN) – Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in maamulka Al-shabaab ay albaabada isugu dhufteen xarumo caafimaad oo hoos-tagi jiray Haya’dda World Vision oo ka mid ah saddex hay’adood oo horraantii bishii la soo dhaafay laga mamnuucay inay ka shaqeeyaan deegaanada uu maamulo Ururka Al-Shabaab. Xarumahaan Caafimaad ee la xiray [...]
September 8th, 2010 | Posted in Latest Soomaali News | Read More »
Mogadishu (GMN) – Guddoomiyaha Gobolka Banadir Maxamuud Axmed Tarsan, ayaa ku amray imaamyada in ay ka shaqeeyaan Ammaanka isla markaasina xilligani meelaha la isugu soo dhuunto ay tahay masaajida taasi oo uu sheegay in dhibaato weyn ay ku tahay. Sidoo kale waxa uu sheegay Tarsan in Imaamyada laga doonayo in ay soo gudbiyaan qof waliba [...]
September 8th, 2010 | Posted in Latest Soomaali News | Read More »
Nairobi (GMN) – Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda khilaaf u jooga ah ee Somalia Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ayaa kulan looga hadlayay arimaha amaanka iyo sidii wax looga qaban lahaa dalka magaalada Nairobi kula qaatay mas’uuliyiin ka tirsan Midowga Yurub. R/wasaare Cumar C.rashiid oo ay wehliyaan Afar Wasiir oo ka [...]
September 8th, 2010 | Posted in Latest Soomaali News | Read More »
Guriceel (GMN) – Caruur yar yar, ayaa lagusoo waramayaa inay ku dhaawacmeen, weerar Bambaano oo xaley lala eegtay Guriga Gudoomiyaha Degmada Guriceel Cismaan Ciise Nuur (Taar-Dhuleed), sida uu sheegay Maamulka Degmadaasi. Isagoo la hadlayey warbaahinta ayaa Gudoomiye ki xigeenka maamulka degmada Guriceel Cali Baashi Diiriye waxa uu xaqiijiyay in weerarkii Bambaano ee lagu qaaday hoyga [...]
September 8th, 2010 | Posted in Latest Soomaali News | Read More »
Join Us! Join us for this wonderful event. To learn how to recognize the signs of extremist radicalization. Guest Speakers: Mr. Maajid Nawaz and Mr. Ghaffar Hussein Of the Quilliam Foundation, a counter-terrorist institution based in London, England. Mr. Nawaz has been featured in appearance on CBS 60 Minutes and Larry King offering insight into [...]
September 8th, 2010 | Posted in Barnaamijta, Editorial, Latest Soomaali News, Wararka. | Read More »
Mogadishu (GMN) – Kooxda lagu tiriyo Unugyada Al-Qaacida ee Al-Shabaab, ayaa markale wacad ku martay inay dharbaaxo xanuun badan ku dhufan doonto Dowladda Uganda oo ah Dowladda ugu badan ee Ciidamadeedu ka hawlgalaan dalka Somalia. Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf oo kamid ah Mas’uuliyiinta Ururka Alshabaab oo maanta koox tababar uu u soo gaba gabeeyay kula [...]
September 7th, 2010 | Posted in Latest Soomaali News | Read More »
Mogadishu (GMN) – Waxaa socda olole balaaran oo ay Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya qaarkood ka wadaan Muqdisho, kaasi oo ay kaga soo horjeedaan dastuurka cusub ee ay soo bandhigtay dowladda KMG ah. Xildhibanada ayaa sheegay in xilligan aysan habboonayn in la dastuur cusub la sameeyo,waxayna sheegeen in Destuurka uu hada shaqayn karin, iyagoo sheegay in dowladu [...]
September 7th, 2010 | Posted in Latest Soomaali News | Read More »
Mombasa (GMN) – Maxkamad ku taalla Magaalada Mombassa ee dalka Kenya ayaa xukun 5-sano ah ku riday Burcad badeed Soomaaliyeed kadib markii Burcadaasi la horkeenay Maxkamadda. Burcadaan ayaa tiradooda waxay ahayd ilaa 7-Burcad badeed ah, waxayna Burcadaasi ku eedeysnayd falal burcadbadeednimo ah. Maxkamada Horteeda ayaa laga sheegay in Burcadbadeedaan ay weerareen markab laga leeyahay dalka [...]
September 7th, 2010 | Posted in Latest Soomaali News | Read More »
Mogadishu (GMN) – Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Augustine Mahiga oo shaley markale soo gaaray caasimadda Somalia ee Muqdisho, ayaa amaan iyo bogaadin usoo jeediyey Dowladda KMG ee Somalia iyo Xoogaga Nabad Ilaalinta Midowga Africa ee AMISOM ee taageeraya. Isagoo la hadlayey warbaahinta ayaa Ergeygu waxa uu tallaabo [...]
September 7th, 2010 | Posted in Latest Soomaali News | Read More »
Mogadishu (GMN) – Waxaa maanta muddo kooban xiray wadooyinka Magaalada Muqdisho qaarkood ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga Dowladda KMG ah, iyadoo wadooyinka ay xireen ay ka mid yihiin wadada Maka Al-Mukarama iyo inta u dhexeysa Isgoysyada Banaadir iyo KM-4. Lama yaqaan sababta ay ciidamadu u xireen wadooyinkaasi, hase yeeshee waxaa la sheegay in Ciidamadaasi ay [...]
September 6th, 2010 | Posted in Latest Soomaali News | Read More »