Custom Search
 
Home » Editorial You are browsing entries filed in “Editorial”

Radicalization Awareness: Maajid Nawaz Presentaion for the Somali Youth in Columbus Ohio

Radicalization Awareness: Maajid Nawaz Presentaion for the Somali Youth in Columbus Ohio

Join Us! Join us for this wonderful event. To learn how to recognize the signs of extremist radicalization. Guest Speakers: Mr. Maajid Nawaz and Mr. Ghaffar Hussein Of the Quilliam Foundation, a counter-terrorist institution based in London, England. Mr. Nawaz has been featured in appearance on CBS 60 Minutes and Larry King offering insight into [...]

  • Share/Bookmark

September 8th, 2010 | Posted in Barnaamijta, Editorial, Latest Soomaali News, Wararka. | Read More »

Sirculus: Dhagartii Xasan Dahir Aways dadku waa moog yihiin.

Sirculus: Dhagartii Xasan Dahir Aways dadku waa moog yihiin.

Warqadan oo ah siyaasadii rasmiga ahayd ee Midowgii Maxaakiimta waxaa baahiyay Wikileaks arrimaha Soomaaliya.  Hassan Dahir Aways oo sheeganaya Imaam Islamika ayaadhambaalkaan u diray dhamaan inta taabacsan waxaana halkaan ku qeexan Sida diinta qabiilka loo dhex gashay ama loogu marin habaabshay dadkoo dhan shaatiga diinta marka xaqiiqadu sidaas ka fagtahay. Bal eeg siyaasada, iyo fikirka [...]

  • Share/Bookmark

August 17th, 2010 | Posted in Editorial, Latest Soomaali News | Read More »

Editorial: Bililiqada Caalamigaa Ee Hantida Qaran

Editorial: Bililiqada Caalamigaa Ee Hantida Qaran

Jariidada caalamigaa ee Wall Street Journal ayaa waxay daabacday qoraal aad muhiim u ah lana yaab leh. Qoraalkan ayaa waxaa uu daaha ka qaadayaa qorshe cusub oo dawlada ku meel-gaarkaa ay ku doonayso inay caalamka uga arrursato lacagihii koontooyinka dalka dibadiisaa ku jiray xiligii ay dawldii dhexe ee Soomaaliya bur-burtay. Lacagahan oo lagu qiyaasay ilaa [...]

  • Share/Bookmark

July 10th, 2010 | Posted in Editorial, Ganacsiga, Wararka. | Read More »

Somalia, at War, Rummages for Cash

Somalia, at War, Rummages for Cash

By SARAH CHILDRESS The cash-strapped Somali government is searching to recover funds locked in bank accounts around the world, in an attempt to stave off bankruptcy and fund a battle that has accelerated in recent days against an al Qaeda-backed insurgency. Somali and African Union troops last week launched a counterattack against Islamic militants in [...]

  • Share/Bookmark

July 9th, 2010 | Posted in Editorial, Wararka. | Read More »

Maxaa garashadii ka qaaday Cabdi Xoosh?

Maxaa garashadii ka qaaday Cabdi Xoosh?

Ganacsade Cabdi Xoosh Ashkir waxaa uu baryahaan danbe danaynayay fagaaraha siyaasada Soomaaliya waxaana soo baxayay waraysiyo is-daba joog ah oo uu siinayo warbaahinta. Mararka qaarna uu sheegtay inuu isu sharaxayo madaxweyne nimada Soomaaliya. Waxaa uu aad ugu cad-cadaa ka hadlida xaalada Soomaaliya ee iminka joogta. Waxaase mashaqo dhacday markii rugta Universal TV si toos ah [...]

  • Share/Bookmark

July 5th, 2010 | Posted in Barnaamijta, Editorial, Wararka. | Read More »

Central Ohio Somalis Celebrate their Culture

Central Ohio Somalis Celebrate their Culture

Ahmed Adan, FB… Columbus, OH – Thursday July 1st 2010, for the first time Somali community in central Ohio celebrates their history and culture. The first Somali cultural Festival was organized by the by  Somali civil services organizations in Columbus. The celebration was historic and marked the 50th Anniversary of the union of the former [...]

  • Share/Bookmark

July 3rd, 2010 | Posted in Editorial, Latest Soomaali News, World | Read More »

Editorial: Doolow Mucaarid & Muxaafidba Leh!

Editorial: Doolow Mucaarid & Muxaafidba Leh!

Editorial:- Doolow taageero iyo colaysiba leh; Hadal haynta dheer ee beledka Doolow ee saldhiga u noqday qaar akmid ah rugcadaaga siyaasad koonfurta Soomaaliya iyo culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca dhan ahaantii maahan mid meel la’aan ah.  Labada garab ee halkaas salshiga ka dhigtay waa kuwo siyaasad iyo mabda’ ahaanba ka soo horjeeda xarakada Al-shabaab ee gacanta ku [...]

  • Share/Bookmark

June 27th, 2010 | Posted in Editorial, Wararka. | Read More »

Editorial: Shirkii Istanbul- Sheekadu Ha Socoto

Editorial: Shirkii Istanbul- Sheekadu Ha Socoto

Shirkii Istabull ee bishii Meey ka dhacay dalka Turkiga waxaa uu ka mid ahaa shirarkii “Shimbiroyohow Heesa” ee isdabo jooga ahaa, laguna raadinayay shibirta ugu heesta qurxoon kuwa Soomaalida. Nasiib daro waxaa ka soo baxay in dadka Soomaaliyeed loo sheegay in aan wali la helin shimbirkii codka qaaday ama noqon lahaa “xidiga” sida intiina daawata [...]

  • Share/Bookmark

June 2nd, 2010 | Posted in Editorial, Latest Soomaali News, World | Read More »

Editorial: BBC da Danaha Jaalle Yusuf Garaad

Editorial: BBC da  Danaha Jaalle Yusuf Garaad

Falaanqeyn guud oo laanta af-soomaaliga BBC  ku samaysay arrimaha Soomaaliya ayaa waxaa door kharaar fooda isku daray Yusuf indhacade iyo Xasan Dahir Aways waxaana dooda xiriiriye ka ahaan Jaale Yusuf Garaad madaxa laanta ahana wariye iyo khabiir caan ah. Doodan waxaa looga hadlay mustaqbalka iyo masiirka arrimaha Soomaaliya guud ahaan, wuxuuna wariyuhu xooga saaray in [...]

  • Share/Bookmark

May 31st, 2010 | Posted in Barnaamijta, Editorial, Wararka., World | Read More »

Waraysi: Mohamedf Diini Musharaxa Sharci Dajiye Portland Maine

Waraysi: Mohamedf Diini Musharaxa Sharci Dajiye Portland Maine

Dhagayso: [podcast]http://luuliyo.com/wp-content/uploads/2010/05/MOhamed-Diini.mp3[/podcast] Mohamed Diini, Waa musharaxa jagada shrci dajiye ama State Legislator ee dagmada 119, magaalda Portland ee gobolka Maine  dalka Mareykanka. Waraysi gooni ah oo aan kala yeeshay qorshihiisa siyaasadeed ee ku aadan jagadan uu isu sharay ayuu faah-faahin dheeri ah iga siiyay sida ku cad waraysiga codkaa. Diini waxaa uu ka sahraxan yahay [...]

  • Share/Bookmark

May 22nd, 2010 | Posted in Barnaamijta, Editorial, Wararka., World | Read More »