Custom Search
 
Home » Sports You are browsing entries filed in “Sports”

Robin van Persie Oo In Mudo Ah Ka Maqnaan Doona Garoomada.

Robin van Persie Oo In Mudo Ah Ka Maqnaan Doona Garoomada.

London(GMN)Ciyaaryahan Robin van Persie oo Dhanka weerarka kaga Ciyaara Kooxda Arsenal ee Dalka Ingiriiska iyo Xulka qaranka Netherlands ayaa lagu soo waramayaa in uu Garoomada Ka maqnaan doono Mudo 6 todobaad ah.  Robin van Persie ayaa lagu Soo waramayaa in uu Dhaawac Soogaaray kagadaale Ciyaar ay kooxdiisa Arsenal la yeelatay Xooxda Black Born Rovers ee [...]

  • Share/Bookmark

September 8th, 2010 | Posted in Sports | Read More »

Natiijada Kulamadii Shaley Ee Horyaalka Egland & Dhibcaha Kooxaha

Natiijada Kulamadii Shaley Ee Horyaalka Egland & Dhibcaha Kooxaha

SPORTS (GMN) – Wayne Rooney ayaa goolkiisii ugu horeeyay dhaliyay laga soo bilaabo bishii March markii uu dhaliyay mid ka mid ah goolasha ay Manchester United kaga adkaatay West Ham United oo ah 3-0. Rooney, wax gool ah shabaqa wuu taabsiin waayay laga soo bilaabo markii uu gool ka dhaliyay Champions League heerkiisii quarter-finaal-ka lugtii 1aad [...]

  • Share/Bookmark

August 29th, 2010 | Posted in Sports, Wararka. | Read More »

SPORTS : Adibayor Oo La Fasaxayo, Khedira Oo u Tagay R.Madrid & Warar Kale

SPORTS : Adibayor Oo La Fasaxayo, Khedira Oo u Tagay R.Madrid & Warar Kale

GMN – Weerar yahanka xulka Qaranka dalka togo iyo naadiga kubada cagta ee Man  city Emanuel Adebayor ayaa maanta waxa uu kawar helay inuu isaga tagi karo kooxda Kadib kulan balaar ay wada yeesheeyn madaxada naadiga iyo macalin Mancini ayaa waxay isku afgartay  ciyaaryahan Adabayor inuu aadi karo koox ahaale kooxduu jecel yahay Ciyaaryahankaan waxa [...]

  • Share/Bookmark

August 1st, 2010 | Posted in Sports, Wararka. | Read More »

Koobkii kooxaha Eurosom ee ka socday Helsinki oo soo xirmay(Sawiro)

Koobkii kooxaha Eurosom ee ka socday Helsinki oo soo xirmay(Sawiro)

Finland-(GMN) Waxaa maanta la ciyaaray ciyaarta semi finalka koobka Eurosom ee ka socday magaalada caasimada ah ee Helsinki ee dalka Finland waxaana Maanta wada ciyaaray Kooxda Finland ee FC-Kanava iyo Kooxda Sweden ee Gotonbor. Ciyaartii hore ayaa waxaa fooda is daray kooxaha FC-Kanava Finland iyo Gothenburg Sweden waxaana 90 – kii daqiiqo ku gacan sareeyey [...]

  • Share/Bookmark

August 1st, 2010 | Posted in Sports, Wararka. | Read More »

theirry henry oo u wareegay naadi maraykan ah

theirry henry oo u wareegay naadi maraykan ah

Faransa: (GMN) Weeraryahanka wadanka Faransiiska Thierry Henry ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda reer Maraykan ee New York Red Bulls. Xidigaan aya u saxiixay hishiis hal sanno oo ku kacay qiimo badan. Kabtankii hore ee kooxda Arsenal Thierry Henry oo 32 jir ah ayaa kulankiisa ugu horeeya kooxdiisa cusub ee reer maraykan u cayaari [...]

  • Share/Bookmark

July 20th, 2010 | Posted in Sports, Wararka. | Read More »

WORLD CUP 2010:Spain Oo Koobka Qaaday

WORLD CUP 2010:Spain Oo Koobka Qaaday

Xulka Qaranka Spain, ayaa markii ugu horeysay taariikhda ku guulaystay Koobka Adduunka sanadda 2010, oo sidoo kale markii ugu horeysay lagu qabto dal dhaca Qaaradda Madow ee Africa.  Wareegii final-ka koobka aduunka (World Cup 2010) oo ahaa mid adag oo xiisad iyo xamaasadba lahaa ayuu cayaaryahan Andres Iniesta noqdey halyeygii qaranka Spain markii uu goolka [...]

  • Share/Bookmark

July 12th, 2010 | Posted in Sports, Wararka. | Read More »

Spain & Holland Oo Markii Ugu Horeysay Usoo Gudbay Final-ka Koobka Adduunka

Spain & Holland Oo Markii Ugu Horeysay Usoo Gudbay Final-ka Koobka Adduunka

WORLD CUP 2010: Waxaa markii ugu horeysay Finalka Koobka Adduunka usoo wada gudbay xulalka Spain oo aan abid usoo bixin wareega ugu dambeeya ee Koobka Adduunka iyo Netherland, waxayna noqonaysaa markii ugu horeysay oo xul ka socda Qaaradda Yurub uu Koob Adduun kasoo qaado qaarad ka baxsan Yurub Xidigaha Xulka kubada cagta Spain ayaa mar [...]

  • Share/Bookmark

July 8th, 2010 | Posted in Sports, Wararka. | Read More »

WORLD CUP 2010: Holland Oo Taagan Final-ka & Kulanka Derbiga ah Ee Caawa

WORLD CUP 2010: Holland Oo Taagan Final-ka & Kulanka Derbiga ah Ee Caawa

Dalka Netherland ayaa noqday xulkii ugu horeeyey ee kasoo talaabay buundada tagta Finalka Koobka Adduunka, ka dib markii ay guul ay ku farxeen taageerayaasheeda ka gaartay ciyaartii xalay. Xidigaha ugu caansan xulka Netherland ee Robben, Sneijder iyo Van Bronckhorst ayaa dalkooda u horseeday iney gaarsiiyaan finaalaha koobka aduunka markii ay 3-2 ku dhufteen xulka sida [...]

  • Share/Bookmark

July 7th, 2010 | Posted in Sports, Wararka. | Read More »

Ghana & Brazil Oo Haray & Holland vs Uruguay Oo Ku Ballansan Semifinal-ka

Ghana & Brazil Oo Haray & Holland vs Uruguay Oo Ku Ballansan Semifinal-ka

WORLD CUP 2010 (GMN) – Xulka Qaranka Ghana oo aheyd kooxda kaliya ee ka socotay qaaradda Africa ayaa laga saaray koobka aduunka kadib markii ay guuldarreesatay kulankeedii wareega 8-da. Uruguay ayaa Rigoorayaal kaga adkaatay Ghana kadib markii ay is mari waayeen labada xul 120 daqiiqo oo ay wada cayaareen. Labadaan Xul ayaa ku kulmay wareega [...]

  • Share/Bookmark

July 3rd, 2010 | Posted in Sports, Wararka., World | Read More »

Is-Aragga W/8aad Ee Koobka Adduunka

Is-Aragga W/8aad Ee Koobka Adduunka

WORLD CUP 2010 : Jimcaha soo socda waxaa si rasmi ah u bilaaban doona waraaga Quarter-finala-ha 8-da Dal ee Tartanka Koobka Aduunka kaasoo heer gabo gabo ah ku dhow. hadaba dalalka u soo baxay waraagaan ayaa sidaan isugu dhacaya: Netherlands vs. Brazil 2 July 5:00 galabnimo Uruguay vs. Ghana 2 July 9:30 habeenimo Argentina vs. [...]

  • Share/Bookmark

June 30th, 2010 | Posted in Sports, Wararka., World | Read More »