Baro Dalka Hooyo: Dalka Soomaaliya Juquraafi ahaan baro (Qaybtii 2aad)
Cilmi-(GMN) Dalka Soomaaliya waxa uu xoriyada qaatay 1960-kii oo uu ka kala qaatay labadii gumaysi ee kala ahaa Ingriiska iyo Talyaaniga oo kala gumaysan jiray Konfurta iyo Waqooyiga dalka Soomaaliya, kaddib halgan dheer oo ay gumaysi diidku u soo mareen in ay helaan madax banaani buuxda, waxaa ka mid ah dadka dagaalka culus la soo [...]
April 25, 2012No CommentRead More
Somali-American Proud to Serve the U.S. Army
Ayan Sheikh, Sheikh.15@buckeymail.osu.edu – The Somali Press At first glance, Omar Guntan looks like your average Somali-American. Like many Somalis’ living in Columbus, Guntan left his homeland before the start of the civil war in Somalia. But what most people don’t know is that Gunton is an active member of the U.S. military. “I’ve always been [...]
April 24, 2012No CommentRead More
Wiil ku dhashay 6 lugood oo qaliinkiisa lagu guulaysatay +Sawiro
Mucjiso-(GMN) Wiil yar oo lix lugood leh ayaa lagu guulaystay in qaliin lagu sameeyo iyadoo laga gooyay afar lugood oo dheeri ahaa, ilmahaas yar oo kasoo jeeda magaalada Karachi ee dalka Pakistaan. Waxaa la rumaysnaa in ilmuhu intuusan dhalan loo haystay inay yihiin laba ilmood oo isku dhaggan. Dhakhaatiir ka kooban shan ayaa dadaal u [...]
April 23, 2012No CommentRead More
Socdaalka Ugaaska Beesha Sade ee Gobolka Gedo
Ugaaska beesha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Cumar Ugaas Xirsi ayaa ku guda jira safar balaaran oo uu ku marayo degmooyinka gobolka Gado. Ugaaska oo safarkiisa ka soo bilaabay magaalo madaxda bobolka Gedo ee Garbahaarey ayaa socdaalkaan ku tagay Baardheere, Ceel- waaq, Baladxaawo, iyo Degmada Luuq oo uu usbuucaan gaaray. Waxaa uu ugaasku mudadii socdaalkiisa kulamo [...]
April 20, 2012No CommentRead More
Boqorkii Habar Dugaag
The Somali Press Bari baa waxaa meel barwaaqaa oo aad u qurux badan daganaa habar dugaag oo aan cidina ka maqnayn. Waxaa xukumay boqor Libaax ah oo aad caadil u ah, kana taliya amniga iyo wada noolaanshaha dhamaan habar dugaa, marka laga reebo Dhurqaa. Boqorka habar dugaag waxaa uu mamnuucay in la cuno hilibka si [...]
April 19, 2012No CommentRead More
Bandhig Dhaqameedka Iyo Ardada Soomaaliyeed ee Pakistaan+ Sawiro
Pakistaan-(GMN) Ardada Soomaaliyeed ee wax ka barata dalka Pakistaan ayaa manta si weyn uga dhex muuqanayay bandhig dhaqameedka sanad walba lagu soo bandhigo Jaamacada Caalamigaa ee International Islamic University,Islamabad oo ku taal caasimada dalka Pakistaan ee Islamabad. Inka badan 56 dal oo ardadoodu wax ka bartaan jaamadan ayaa soo bandhigay dhaqamada dalalkooda, iyada oo ay [...]
April 18, 2012No CommentRead More
Hay’adda Samafalka ee dhalinyarada ee Horn Concern
Leicester-GNN-Hay’ada samafalka Horn Concern ee fadhigeedu yahay magaalada Leicester ee dalka Ingiriiska ayaa Axadii lasoo dhaafay waxay qabatay shir wacan loo soo qaban qaabiyay, oo ay kasoo qaybgaleen bulshada noocyadeeda kala gadisan kuwaasoo isugu jiray: Aqoonyahanno, culuma udin,dhlinyaro,waalidiin iyo siyaasiyiinba Shirkaas ayaa waxaa furay oo hadalo kooban kasoo jeediyay gudoomiyaha HornConcern Jamaal Yaasiin Cibaar kana [...]
April 16, 2012No CommentRead More
Warbixin ku saabsan waxbarashada gobolka Gedo.
Gedo-(GMN) Alle ayaa mahad oodhan iskaleh, rasuulkana korkiisa ha ahaato nabadgelyo iyo naxariisn, warbixintaan waxaanu ku eegaynaa waxbarashada gobolka Gedo waxaanu soo bandhigaynaa xogta waxbarasho dhabta ah ee ka jirto gobolka. Waxabarshadu waa shay lagama maarrmaan u,ah bini,aadamka aqoon.la,aan umadi ma jiri karto gaar,ahaan hadaan muslim nahay ilaahay wuxuu na siiyey nimco midii ugu waynayd [...]
April 10, 2012No CommentRead More
Tiyaatarka Qarankow Xaal Qaado
Dad badan baa u riyaaqay in Tiyaatarkii Qaranka mar uun bid loogu damaashaado. Dhaqankii, fankii iyo suugaantii ummada Soomaaliyeed ee Muqdisho saldhiga u ahaydna boorka dib looga soo jafo. Waxaase wax laga naxaa in Madaxweyne fariisto meesh aan arkay ee wali ankee aan riinji lamarin. Waxaa intaa ka soo naxdin badan in Riwaada alagu furay [...]
March 21, 2012No CommentRead More
Columbus: Da’yarta Doonaysa Inay Galaan Baarlamanka Cusub
Xaflad sharaf si wacan ay u soo agaasimeen qaar kamid ah ardayda iyo dhalinyarada reer Columbus ayaa lgu soo dhaweeyay Maalik Cabdalla. Malik oo kamid ahaa hawlwadeenadii xafiiska madaxweyna Soomaaliyeed in mudaa ayaa horey u daganaa magaaladan Columbus oo uu ku dhamaystay waxbarashadii culuumta dhanka siyaasada, kahor intaanu DFKMG u shaqo bilaabin. Maalik ayaa halkaasi ka [...]
March 18, 2012No CommentRead More

