Custom Search
 
Home » Barnaamijta You are browsing entries filed in “Barnaamijta”

Radicalization Awareness: Maajid Nawaz Presentaion for the Somali Youth in Columbus Ohio

Radicalization Awareness: Maajid Nawaz Presentaion for the Somali Youth in Columbus Ohio

Join Us! Join us for this wonderful event. To learn how to recognize the signs of extremist radicalization. Guest Speakers: Mr. Maajid Nawaz and Mr. Ghaffar Hussein Of the Quilliam Foundation, a counter-terrorist institution based in London, England. Mr. Nawaz has been featured in appearance on CBS 60 Minutes and Larry King offering insight into [...]

  • Share/Bookmark

September 8th, 2010 | Posted in Barnaamijta, Editorial, Latest Soomaali News, Wararka. | Read More »

Waa maxay Marti? Barnaamij xiiso leh (Dhagayso)

Waa maxay Marti? Barnaamij xiiso leh (Dhagayso)

Nairobi-(GMN) Somalidu waxay leedahay dhaqan soo jireen ah oo waaya-waaya ilaa hadda ay ku dhaqanto badankeeda, waxyaabaha sida weyn ay Somalidu u qiimeyso magaalo iyo miyiba waxaa kamid Martida ama dadka socdaalka ah ee dad ay ehal yihiin ama saaxiib yihiin u marti ah. Martidu noocya kala duwan ayey u kala baxdaa waxaa sharxayo Xasan [...]

  • Share/Bookmark

September 6th, 2010 | Posted in Barnaamijta, Wararka. | Read More »

Maxed Dheere Alshabaab waa Al-Qa’ida wana is difaacaynaa (Dhagayso)

Maxed Dheere Alshabaab waa Al-Qa’ida wana is difaacaynaa (Dhagayso)

Muqdisho-(GMN) Maxamed dheere oo ku eedeeyey Al-shabaab qasaarahii ka soo gaaray dadka rayidka ah dagaaladii ay kal hore cilaamiyeen. [Audio clip: view full post to listen] Gudoomiyahii hore ee gobolka Banaadir ee dowladda KMG Somalia Maxamed Cumar Xabeeb (M.dheere) oo shalay markii ugu horeysay ka hadalay dagaaladii ay iclaamiyeen xarkada shabaabul mujaahidiin oo ay ugu [...]

  • Share/Bookmark

September 1st, 2010 | Posted in Barnaamijta, Wararka. | Read More »

Barnaamij Xiiso leh: Shabaab VS Shacabka Muqdisho-(Dhagayso)

Barnaamij Xiiso leh: Shabaab VS Shacabka Muqdisho-(Dhagayso)

Muqdisho-(GMN) Barnaamij xiisobadan ayaa dhexmaray shacabka Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho iyo Afhayeenka Al-shabab , xili ay kawada qayb qadanayeen barnaamijka hadalhaynta Hornafrik, xili laga hadlayay xaaladaha magalada muqdisho, waxaana barnamijka qaybtiisa danbe aad ka dhadhaminkartaa in shacabka ay si weyn uga xunyihiin dhacdooyinka sii badanaya ee magalada Muqdisho. & xasuuqii Hotel Muna. [Audio clip: view [...]

  • Share/Bookmark

August 29th, 2010 | Posted in Barnaamijta, Wararka. | Read More »

Prof:Samatar oo weeraray Dowlada KMG ah iyo Al-shabaab(Dhagayso)

Prof:Samatar oo weeraray Dowlada KMG ah iyo Al-shabaab(Dhagayso)

Muqdisho-(GMN) Prof Cabdi Cismaaciil Samatar oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyed oo ku nool dalka dibadiisa ayaa weeraray siyaasadaha dowladda federalka KMG Soomaaliya iyo xarakada Shabaabul mujaahidiin oo maalintii shanaad dagaal ku dhexmaraayo qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho. [Audio clip: view full post to listen] Prof Cabdi Cismaaciil Samatar oo wax ka dhiga jaamac [...]

  • Share/Bookmark

August 28th, 2010 | Posted in Barnaamijta, Wararka. | Read More »

CAN SOMALILAND BECOME AN INDEPENDENT STATE?

CAN SOMALILAND BECOME AN INDEPENDENT STATE?

Part one: In the past few weeks, the issue of Somaliland’s international recognition attracted the eyes, hearts and minds of many Somalis and Non-Somalis to the point that some people thought she has already been recognized.[1] However, one must realistically distinguish between the fake claims and facts on the ground, because a misapprehension can never [...]

  • Share/Bookmark

August 21st, 2010 | Posted in Articles, Barnaamijta | Read More »

Halganka Soomaalida iyo Kaalinta Reer SSC

Halganka Soomaalida iyo Kaalinta Reer SSC

Dadka Soomaaliyeed ee ka soo jeeda gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn – SSC waxay halbowle u ahaayeen walina u yihiin halganka iyo midnimada ummada Soomaaliyeed marka si dhab ah loo tixraaco taariikhda dalka. Waxay ahaayeen kuwii dhiiga ugu badan u daadshay inaan gumaystayaashii reer Galbeedka iyo Afrika toona dalka ka talin ummadana dulaysan. Waxay saldhig [...]

  • Share/Bookmark

July 26th, 2010 | Posted in Barnaamijta, Wararka., World | Read More »

Shirkii Ururka NSUM ee Magaalada Columbus.

Shirkii Ururka NSUM ee Magaalada Columbus.

Columbus, OH. Waxaa shir aad loosoo agaasimay kuqabtay magaalada Columbus ururka Northern Somali Unionist Movement – NSUM oo utaagan dhaqdhaqa midnimada Soomalida woqooyi oo asal ahaan katurjumaya midnimada waddanka Somaaliya. Waxaa ururkan la’aasaasay sannadkii 2007, wuxuuna kadhashay kadib markii maamulka woqooyiga Somaaaliya ee Soamliland dagaal kuqabsadeen magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool si loosoo dhoweeyo [...]

  • Share/Bookmark

July 26th, 2010 | Posted in Barnaamijta, Wararka., World | Read More »

Hogaaminta Wanaagsan:Waa buug cusub oo la soo bandhigay(Sawiro)

Hogaaminta Wanaagsan:Waa buug cusub oo la soo bandhigay(Sawiro)

Nairobi-(GMN) Bandhigga buug cusub oo loo bixiyey ”Hoggaaminta Wanaagsan”, ayaa lagu qabtay hotelka Andalus ee magaalada Nairobi, halkaasoo ay yimaadeen dad isugu jira aqoonyahanno, qorayaal, macallimiin Jamaacadeed, Xildhibaanno iyo marti sharaf kale.   Xafladda ayaa ugu horeyn lagu faahfaahiyey ahmiyadda iyo tilmaamaha uu bixinayo buugga Hoggaaminta Wanaagsan oo uu qoray Dr Cabdi Shire Warsame oo [...]

  • Share/Bookmark

July 18th, 2010 | Posted in Barnaamijta, Wararka., Waxbarashada | Read More »

Dr:C/Risaaq C/laahi oo ka walaacsan xaalada dhaawacyada.(Dhagayso)

Dr:C/Risaaq C/laahi oo ka walaacsan xaalada dhaawacyada.(Dhagayso)

C/Waaq-(GMN) Dr C/risaaq C/laahi Warsame oo ah Madaxa Hadia  Hospitaal, oo ah Isbitaal aad u weyn, kuna yaala magaalada Caabudwaaq, ayaa ka warbixiyay xaalada dhaawacyada laga keenay deegaanka Ceeldibir, oo ah halka ay ka dhaceen xadgudubyo ka dhan ah xaquuqda aadanaha, waxa uuna si baaxad weyn u qeexay baahida jirta. [Audio clip: view full post [...]

  • Share/Bookmark

July 14th, 2010 | Posted in Barnaamijta, Latest Soomaali News, World | Read More »