Jariidada caalamigaa ee Wall Street Journal ayaa waxay daabacday qoraal aad muhiim u ah lana yaab leh. Qoraalkan ayaa waxaa uu daaha ka qaadayaa qorshe cusub oo dawlada ku meel-gaarkaa ay ku doonayso inay caalamka uga arrursato lacagihii koontooyinka dalka dibadiisaa ku jiray xiligii ay dawldii dhexe ee Soomaaliya bur-burtay. Lacagahan oo lagu qiyaasay ilaa [...]


