Custom Search
 
Home » Wararka. You are browsing entries filed in “Wararka.”

Qaar Ka Mid Ah Wasiirada Dawlada Oo Ugu Baaqay In Ay Is Casisho Xukuumada Mr Sharmaake.

Qaar Ka Mid Ah Wasiirada Dawlada Oo Ugu Baaqay In Ay Is Casisho Xukuumada Mr Sharmaake.

Muqdisho-(GMN)Mid kamid ah wasiirada Dawlada KMG ee Soomaaliya ayaa si kulul u dhaleeceeyay Dawlada uu horkacayo Raysul wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaake kaasi oo uu sheegay in aysan jirin wax qabad lataaban karo oo ay Dawladu ku talaabsatay.  Cabdirashiid Maxamed Xiddig oo ah Wasiiru Dawlaha Arimaha Gudaha ee Dawlada KMG ee Soomaliya ayaa waxaa uu [...]

  • Share/Bookmark

September 8th, 2010 | Posted in Wararka. | Read More »

Maamulka Obama Oo Ka Digay In La Gubo Kutubka QUR’AANKA KARIIMKA

Maamulka Obama Oo Ka Digay In La Gubo Kutubka QUR’AANKA KARIIMKA

Washington (GMN) – Dowladda Maraykanka ayaa ka digtay Qorshe uu wado Baadari Maraykana oo doonaya in la gubo Kitaabka Quraanka 11ka Bishan September. Maamulka Madaxweyne Obama ayaa ku tilmaamay arrin xumaan abuuraysa isla markaana aan ka turjumaynin dhaqanka Maraykanka, Qorashaha uu soo jeediyay Baadari Maraykan ah oo ku nool Gobolka Florida kaasi oo ay isaga [...]

  • Share/Bookmark

September 8th, 2010 | Posted in Wararka. | Read More »

Radicalization Awareness: Maajid Nawaz Presentaion for the Somali Youth in Columbus Ohio

Radicalization Awareness: Maajid Nawaz Presentaion for the Somali Youth in Columbus Ohio

Join Us! Join us for this wonderful event. To learn how to recognize the signs of extremist radicalization. Guest Speakers: Mr. Maajid Nawaz and Mr. Ghaffar Hussein Of the Quilliam Foundation, a counter-terrorist institution based in London, England. Mr. Nawaz has been featured in appearance on CBS 60 Minutes and Larry King offering insight into [...]

  • Share/Bookmark

September 8th, 2010 | Posted in Barnaamijta, Editorial, Latest Soomaali News, Wararka. | Read More »

Shabaab Oo Dagaalka Ku Qabsadey Xaruntii Gaadiidka Taraafikada Ee Visha Bra

Shabaab Oo Dagaalka Ku Qabsadey Xaruntii Gaadiidka Taraafikada Ee Visha Bra

Mogadishu (GMN) – Horjoogayaasha Dagaalka ee Al-Shabaab, ayaa goor dhow saxaafadda u sheegay inay furin muhiim ah ku qabsadeen Dagaalada xoogan ee tan iyo xaley ka soconaya Magaalada Muqdisho. Shabaab, ayaa sheegay inay fariisimo ku yaala Degmooyinka C/casiis & Boondheere oo ay ka mid tahay Xaruntii Gaadiidka Taraafikada ee Visha Bra kala wareegeen Ciidamada Dowladda [...]

  • Share/Bookmark

September 7th, 2010 | Posted in Wararka. | Read More »

Al-Shabaab Oo Dhowr Jiho Ka Weeraray Villa Somalia & Dagaalo Weli Socda

Al-Shabaab Oo Dhowr Jiho Ka Weeraray Villa Somalia & Dagaalo Weli Socda

Mogadishu (GMN) – Magaalada Muqdisho waxaa xalay ka dhacay dagaaladii ugu xoogga badnaa muddo toddobaad gudihiis ah, kaddib markii ciidamada xarakada Al-Shabaab ay laba jiho ka soo weerareen xarunta madaxtooyada Villa Somalia, hase yeeshee ciidamada Dowladda oo ay taageerayaan kuwa AMISOM ayaa iska caabiyeen. Degaanada ay iska hor imaadyada ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab ka dhaceen [...]

  • Share/Bookmark

September 7th, 2010 | Posted in Wararka. | Read More »

Wareysiga Gudoomiyaha Ururka OLOLAHA HANGASHA Ee Aamina Muuse.

Wareysiga Gudoomiyaha Ururka OLOLAHA HANGASHA Ee Aamina Muuse.

GEDO ONLINE – Waxaa wareysigaasi qaadday Canab Cabdi Axmed oo ah wariye ka howgasho idaacada Star FM. Su’aasha ugu horeysa oo aay waydiisayna waxaay ahayd Maxaa u aasaasteen Ololaha Hangasha waxaayna ku jawaabtay. Jawaab: Amina Muuse Wehliye “Tan iyo intii uu bilowday OLOLAHA HANGASHA oo maanta laga joogo hal bil,meeqaa ka dhimatay dadkeena soomaliyeed? Meeqaa [...]

  • Share/Bookmark

September 7th, 2010 | Posted in Wararka. | Read More »

X. Islaam Oo Amar Ku Bixiyey In Maalinta Ciidda La Xiro Masaajida Deg. Lafoole

X. Islaam Oo Amar Ku Bixiyey In Maalinta Ciidda La Xiro Masaajida Deg. Lafoole

Mogadishu (GMN) – Maamulka Xisbul islaam ee ka arimiya deegaanka Lafoole duleedka Muqdisho ayaa amar ku soo saaray in Masaajida ku yaala deegaanadaasi albaabada la isugu dhufto maalinta Ciidul-fitriga. Maamulka ayaa amray in dadka ay isugu yimaadaan barxada Barakaat ee ku taala deegaanka Lafoole halkaasoo tukashada Salaada Ciidul-fitriga kadib ay maamulka jeedin doonaan muxaadaro ku [...]

  • Share/Bookmark

September 7th, 2010 | Posted in Wararka. | Read More »

Madaxweynaha Oo Eryey Saraakiil Uu Ku Jiro Taliyihii Militeriga Gen. Kaahiye

Madaxweynaha Oo Eryey Saraakiil Uu Ku Jiro Taliyihii Militeriga Gen. Kaahiye

Mogadishu (GMN) – Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa shaqadoodoodii ka eryay saraakiil sarsare oo ciidamada Dowladda KMG ah ka tirsan, kuwaasoo uu ka mid yahay taliyaha Milateriga Gen. Maxamed Geelle Kaahiye. Madaxweynaha ayaa qorshaynaaya inuu sida ugu dhaqsiyaha badan u magacaabo taliye cusub, wuxuuna Madaxweynaha kulan kula yeeshay xarunta Madaxtooyada Xildhibaanno ka soo [...]

  • Share/Bookmark

September 6th, 2010 | Posted in Wararka. | Read More »

Waa maxay Marti? Barnaamij xiiso leh (Dhagayso)

Waa maxay Marti? Barnaamij xiiso leh (Dhagayso)

Nairobi-(GMN) Somalidu waxay leedahay dhaqan soo jireen ah oo waaya-waaya ilaa hadda ay ku dhaqanto badankeeda, waxyaabaha sida weyn ay Somalidu u qiimeyso magaalo iyo miyiba waxaa kamid Martida ama dadka socdaalka ah ee dad ay ehal yihiin ama saaxiib yihiin u marti ah. Martidu noocya kala duwan ayey u kala baxdaa waxaa sharxayo Xasan [...]

  • Share/Bookmark

September 6th, 2010 | Posted in Barnaamijta, Wararka. | Read More »

Dayuurad Laga Leeyahay Eritrea Oo Saanad Militeri u Dejisay Shabaabka

Dayuurad Laga Leeyahay Eritrea Oo Saanad Militeri u Dejisay Shabaabka

Kismaayo (GMN) – Warar qarsoodi ah oo la helay ayaa tilmaamaya in garoonka magaalada Kismayo ka soo degtay diyaarad gaar ah oo shixnado hub u siday kooxda al-Shabaab. Arintan ayaa soo baxeysa xilli warar horay u soo baxay sheegayeen in saanadihii hubka ahaa al-shabaab ka dhamaadeen ka dib dagalaadii xooganaa ee ay ka fuliyeen Muqdisho. [...]

  • Share/Bookmark

September 6th, 2010 | Posted in Wararka. | Read More »