Home » Archives by category » OP / ED (Page 2)

Dhawaaqii Rasaasta Dhawaaq Baa Bedelay !!

Dhawaaqii Rasaasta Dhawaaq Baa Bedelay !!

Muqdisho -GMN- Dadka qaar riyo maalmeed ayey la tahay in aysan madaafiic ka dhaceyn Muqdisho, rasaas wiifeysa aysan dad jidadka ku dileyn misena  iska-hor-imaadyo beeleed aan warbaahinta laga sii deyneyn. In dagaal oogayaal aysan xaafado u xirneyn, kaabbo mooryaano awood badan lehna aysan jirin, jidadkuna ay taagan yihiin Booliis iyo taraafiko ma ahan mucjiso, balse [...]

Markuu Qaran is-ilowsiiyo !!

Markuu Qaran is-ilowsiiyo  !!

Markaan ka hadlayno baahida wax-barasho iyo bar-baarineed ee naga maqan waxaa lama huraan ah in qalbiga lagu duugo hal ujeedo oo ah dhisidda Soomaaliya la baratanta dunida waxna kula qaybsata cilmi iyo aqoon , ujeedo kaliya oo ah bar-baarin ubadkii barri lagu fulin lahaa siyaasadaha fog iyo tan dhaw ee dal leeyahay , dad aqoon [...]

Faroole: Puntland anagaa iska leh!

Faroole: Puntland anagaa iska leh!

Nin Ganacsade ahaa baa Todobaatameeyadii gatay baabuurka loo yaqaan SABAAX, oo  markaa suuqa baabuurta iyo baladkaba ku cusbaa. Maalin maalmaha ka mid ah ayuu gaarigii Sabaaxa ahaa ku raray Ari loo waday Magaalada Burco, markuu marayo jiiqjiiqda Hiiraan ayuu gaarigii gaddoomay, markaa ayaa waxaa u yimid Boolis, si ay u diwaangaliyaan dhacdada, markii dhawr su’aalood [...]

Derin Iyo Go; Wadatada War Yaan Looga Sii Darin !

Derin Iyo Go; Wadatada War Yaan Looga Sii Darin !

Muqdisho-GMN-Marka hore aan ka tacsiyayo dadka dhalinyarada ah ee gabdhaha iyo wiilashaba leh ee sida bareerka ah loogu dhibaateeyay iyagoo sida caalamka oo dhan hadda ka hirgashay mudaaharaad ku muujinaya dareenkooda waxana leeyahay caafimaad dhaqso ah alle weyne haydiinku deeqo. Qoraalkaan qoraalkii ii xigay ee aan puntland kaga hadlo oo qiyaastii ku aadnaaa muddo sagaal [...]

Xukun Jecleysiga Madaxda Afrika Iyo Kan Puntland Maxay Iska Shabahan!!

Xukun Jecleysiga Madaxda Afrika Iyo Kan Puntland Maxay Iska Shabahan!!

Muqdisho-GMN-Madaxda Afrika iyo dunida sedexaad oo aad loogu yaqaan xukun jacayl aan dhamaad lahayn ayaa markaa aad ugu fiirsatid xaaladahooda la yaabaysaa . waxaana kaasii yaabinaya marka aad aragtid qaarkood oo waddamo xukumay illa 42 sano sidii madaxwaynihii Liibiya allaha u naxariistee oo haddana usii dagalamaya in logu daro. Waxaan halkaan akhristaw kugu tusayaa madaxda [...]

Safarkeeygii Hargeysa Iyo Sirtii aan Soo Heley

Safarkeeygii Hargeysa Iyo Sirtii aan Soo Heley

Muqdisho-GMN-“Nimaan Dhul Marin, Dhaayo Maleh” Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, Akristaha sharafta badanoow, safarkeygii aan dhawaan wadankeenii  hooyo ku tagay (August 6, 2012-illaa-September 6, 2012). Waxaan ku so booqdey qeeybo ka mid ah gobollada dalka, oo eey ku jiraan gobollada waqooyi ee [...]

IGAD Strategy for Jubbaland creates ghetto satellites in Somalia

IGAD Strategy for Jubbaland creates ghetto satellites in Somalia

Besides terrorism threats, the federal government of Somalia faces other threats emanating from three different but self-reinforcing sources. These threats would derail the achievement of peace, stability and self governance in Somalia. The first threat is what the former national security advisor of President Jimmy Carter Administration, Dr.  Zbigniew Brzezinski called “the geopolitically most endangered [...]

Sheeko Dhexmartay Tarzan Iyo Wiil Caseeya ah

Sheeko Dhexmartay Tarzan Iyo Wiil Caseeya ah

Muqdisho(GMN)- Guddoomiyaha Gobbolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Maxamud Axmed Nuur Tarzan maalmo ka hor waxa uu kormeer uu ku marayey wadooyin dhawr ah oo Muqdisho ku yaalla. Kormeerka Tarzan waxa uu ku doonayey Ogaanshaha sida uu u socdo hawlaha Maamulka Gobbolka Banaadir uu ka wado Muqdisho,sida  dib u dhiska Wadooyinka. Waa arin muhiin ah [...]

Maxay Ka Tarjumayaan Rabshadaha Kenya ?

Maxay Ka  Tarjumayaan Rabshadaha Kenya ?

By Mohamed Nuxurkey Nairobi(GMN)-Suaala ayaa la iska weydiinayaa astaamaha ay la soo baxeen rabshadaha ka soconaya wadanka Kenya ee u dhexeeya Somalida ku dhaqan Kenya iyo kooxo  dhalinyaro Kenyan ah, taasoo ay barbarsoconeyso howlgalo dad Somaliya lagu soo qabqabanayo oo ay wadaan ciidamada Poliska dalka Kenya, hadaba intaa aanan u dhaadhicin ujeedada ka dambeysa  rabshadaha [...]

Nin wax ka qoray Xaaska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya

Nin wax ka qoray Xaaska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya

Muqdisho(GMN)-Waqtigu wuu soconayaa, taariikhdu way qormeysaa, adduunyadu waa gelinba ceyn, aadanuhu wuu dhalanayaa, wuuna dhimanayaa, dadku waari maayaan, wax baase ka haraya, samaan iyo xumaan tii ay noqotaba xusuus baa jireysa diiwaanka ku xarriiqanta. Waa dabeecadda nolosha in lagu soo hal-qabsado beri hore waxaa jiray, tiiyoo laga gaabsado waxa taagan ee isu tilmaanka iyo ku [...]

Don’t Take Blessings for Granted

Buuga Jaalle Siyaad oo la bandhigay

Jaalle Siyaad Book Event