Home » Archives by category » OP / ED

Xaqiiqada Safarka Wafdiga Ra’iisal Waasaraha ee Kismaayo

Xaqiiqada Safarka Wafdiga Ra’iisal Waasaraha ee Kismaayo

waxaa dhawaan lagu wadaa in wafdi uu hogaaminayo ra’iisal Wasaaraha xukuumada federaalka ee Soomaaliya ay booqasho shaqo ku tagaan Magaalada Kismaayo. Waxaa soo baxaya warar is khilaafsan oo ku aadan ujeedada ugu weyn ee uu Ra’iisal Wasaaruhu u tagayo Kismaayo oo aan mudadan danbe daganayn, ayna gacanta ku hayaan ciidakan Kenya oo hoos taga AMISOM. [...]

Leicester Mercury, UK: Shisha dangers in the spotlight

Leicester Mercury, UK: Shisha dangers in the spotlight

By Cathy Buss A charity is hoping to win funding for a scheme to warn of the dangers of shisha smoking among young people and students in the city. Members of Horn Concern, who work mainly in the St Matthew’s area of the city and with the Somali community, have come up with a plan [...]

Somalia: Best things of 2012

Somalia: Best things of 2012

The year of 2012 rivals with 1960. The year was certainly not without turbulence just in this month of December alone, more than sixty Somalis died in the sea. They were migrating and they only knew what they were fleeing from-prolong civil war, hunger and chronic lack of opportunity but never knew where they were [...]

Dhagayso: Masuul ka war-bixiyay dilkii Nabadoon Ismaaciil Qalinle

Dhagayso: Masuul ka war-bixiyay dilkii Nabadoon Ismaaciil Qalinle

Muddane Axmed Maxamuud Cabdisalaan oo ah xoghayaha guddiga xiriirka iyo dib u-heshiisiinta Jubooyinka oo ka war bixiyay dilkii loo gaystay Nabadoon Ismaaciil Maxamed Nuur – Qalinle. Dhagayso: Halkan ka dhagayso warbixinta

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

War Dag Dag ah: Nabadoon Ismaaciil Qalinle oo U Geeriyooday Dhaawicii Loogu Gaystay Kismaayo

War Dag Dag ah: Nabadoon Ismaaciil Qalinle oo U Geeriyooday Dhaawicii Loogu Gaystay Kismaayo

Ugu Horeyn, Bahda Gedoonline waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysa eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Nabadoon Ismaaciil Maxamed Nuur Ashkir – Nabadoon Qalinle oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Illahay Naxariistiisa Jano ha ka waraabsho Samir iyo Iimaana ha ka siiyo dhamaan intii uu ka geeriyooday. Aamiin Aamii. Dhacdada: Nabadoon Ismaaciil Qalinle waxaa habayn [...]

FAALLO: Reer Jowhar: Jihaddee ayey u jiheysan doonaan?

FAALLO: Reer Jowhar: Jihaddee ayey u jiheysan doonaan?

Muqdisho-GMN-Reer Jowhar waxaa maanta u curtay Waa’ Cusub, kadib, markii Maamulka Kooxda Alshabaab oo muddo shan sanno ah ka arrimin jireen magaallo-madaxda Gobalka Sh/dhexe ee Jowhar uu maanta Gabalkoodii dumay, kadib, markii lagala wareegay gacan-ku-haynta Jowhar iypo Deegaanno kale oo muhiim u ahaa. Ciiddamadda Huwanta (AMISOM iyo kuwa Dowladda) oo ay ku Milan yihiin boqolaal [...]

Jiiftada: “Magan!”

Jiiftada: “Magan!”

Muqdisho-GMN-Dhowr iyo labaatankii sano ee la soo dhaafay, dalka iyo dadka Soomaaliyeed wixii dhibaato ahaa ee soo marey, maaha mid laga sheekayn karayo, qalin lagu koobi karayo kana dadan dunida iyo dadka garashada leh, burburka, barakaca, dilka iyo dayowga soo wajahay ummadda Soomaaliyeed, waxaa u dheer inaysan jirin is-cafin iyo ififaalo nabadeed, iskaba daa in [...]

Maanta oo kale ma ilowno Muragadii Madoobeyd ee Hotel Shamow Warbixin

Maanta oo kale ma ilowno Muragadii Madoobeyd ee Hotel Shamow Warbixin

Muqdisho-GMN-Xili Barqo ah ayey aheyd saacadu xilligaa dadka goobjooga ka ahaa xaflada waxa ay ku sheegeen qayaas ahaan 11:15-daqiiqo ah maalin khamiis ah ayaana masuuliyiinta jaamacada ay kusoo aadiyeen xaflada si ay ugusuuro gasho dhamaan dadka Soomaliyeed ee shaqeeya maalmaha kale si ay kaga soo qeybgalaan. Xafladu waxa ay aheyd mid siweyn loo soo agaasimay [...]

Maxay Kenya ku diiday in ay la kulanto Madaxweynaha Soomaaliya (Xog iyo Xaqiiq)

Maxay Kenya ku diiday in ay la kulanto Madaxweynaha Soomaaliya (Xog iyo Xaqiiq)

Kadib markii uu madaxweynaha Jamhuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu dalka dibadiisa ugu anbabaxay socdaal uu ku soo kala bixinaay dalalka jaarkaa sida, Jabuuti, Ethopia iyo Kenya, ayaa waxaa socdaalkiisa uu ka bilaabay dalka Jabuuti oo ay madaxweynaha dalkaasi ka wada hadleen qadiyada Soomaaliya iyo siyaasadaha cul culus ee ku hor gudban madaxweyne Xasan sheekh, [...]

Dhismaha Safaaradda Talyaaniga Ee Soomaaliya Ma Nuur Cadde Ayaa Iskaleh Mise Qaranka?

Dhismaha Safaaradda Talyaaniga Ee Soomaaliya Ma Nuur Cadde Ayaa Iskaleh Mise Qaranka?

Muqdisho-GMN-ALLE ayaa mahad leh, Nabad galyo iyo naxariis korkiisa ha ahaayto Nabigeenii suubanaa Muxamed (SCW). Dhamaan umad Soomaaliyeed ee walaalahaay ah waxaan ku salaamayaa salaanta islaamka Assalamualaikum Wr Wb.  Wayahaanba qoraalo ma soo daabicin mana waayin wax aan qoro e e wakhtigaa ii saamixi waayey. Ma jeceyli in aan ku mashquulo shaqsi iyo kooxo midna balse [...]

Page 1 of 43123Next ›Last »

Don’t Take Blessings for Granted

Buuga Jaalle Siyaad oo la bandhigay

Jaalle Siyaad Book Event