Gabay Sallaamaley:-
Gabay-(GMN) Silsiladdan Sallaamaley waa silsilad kulminaysa Hal-abuurka soomaaliyeed oo bilaabantay sanadkan 2012 iyada oo la gaadhay waqtigii lagu turxaan-bixin lahaa dhacdooyinkii hore uga dhacay dalka iyo ismaandhaafka labada Gobol ee Somalia iyo Somaliland. Silsiladan waa ka reeban tahay Beel magaceeda, waxaa ka reeban Aflagaado qaawan, waxaa ka reeban wax abuuri kara colaad iyo nacayb hor [...]
Gabayo xiiso leh oo la magac baxay :Darwiishkii labaad baan ahay oo Gaalada u daran iyo Habar wacad
Gedo-(GMN) Gabay aad u xiiso Badan:Darwiishkii labaad baan ahay oo Gaalada u daran(By:Abwaan C/nuur Xasan Sheekhdoon) Waxaan daafacaayaa dalkiyo diinta eebahaye Duligooda gaalada annaa diiday oo nacaye Dawgii ilaahay annaa dooni oorabaye Anigaa diriiska u gashaday gaal inaan dilaye Daba dhilifka raacana anaa dooxi oo marine Qaramada dufoobana anaa daatada ujaraye Dadkii caamada.ahaa anaa dawrada [...]
Maansada: Galbeed
Maanso-(GMN) Waan maanso xambaarsan guubaabo iyo garnaqsi, ka hadlaysa xaalka jira iyo walwalka badan ee ku xeeran aayaha dhaw iyo midka fogba, hoggaan qalloocan, halaag hooray iyo mid soo hugmanaya, gobolaysiga iyo goobaynta gayiga. Cabsida uga badanina waxay ka jirtaa shirkan ka dhacaya London 23-bishan, dhankaanna waxay bidhaaminaysaa kaalintii gumaystuhu ku lahaa kala qaybinteennii hore, [...]
Cabdi Tahliil Oo Ku Xanuunsanaya Xamar
GMN – “SOOMAALIYA SOOMALIBAA LEH” marka aad ereyadan aragto waxaad soo xasuusaneysa in laga hadli doono mid kamid ah fananiintii ugu magaca weynaa Somalia. Cabdi Tahliil Warsame oo kamid ah hobladii ugu magaca weynaa fanka Somalida ayaa ku xanuun sanaya gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia . Cabdi Tahliil oo 10-kii sano ee lasoo dhaafay naafo [...]
Gabay: “Calooshaada xiro Eebahay wuu ku caawiniye”
Gabay-(GMN) Gabayganmagaciisa waxaa la yiraahdaa: “Calooshaadaxiro Eebahay wuu ku caawiniye”. Wuxuu dabajooga gabay uu horay utiriyay abwaan Cabdilaahi Kowtame, oo ku baxay webset-ka Somalitalk, gabaygaasoo magaciisu ahaa “Duni”, ayuuabwaanku kaga hadlay dhibataada Soomaalida haysata, waxaana erayadii abawaankaka mid ahaa: Mowloow masaakiintu waa magan Ilaaheye Mowloow mar noolee dalkaan waanmuraal jabaye. Markaa Anigoo abwaankii samirsiinayaayaan ku [...]
Gabay Xiiso leh oo la magacbaxay (Booraan)
Gabay ka hadlaya xaalada Soomaaliya oo soo gudbiyay Abwaan Xasan Bulxan BOORAAN 16/02/12 Burburkiyo dhibkii nagu dhiciyo boholahaan jiirnay Budulkii lasoo maray beddele nooma soo bixine Bacad bay dhamaan daadsanyiin badi dadkeeniiye Baaruudi qiiqdaa bulshadi boobtay idilkoode Bunduq iyo rasaasbaa shacbigi baaba’shoo cunaye Nin bahdiisa laayaa ma helo raaxo bogadkeede Booli-quutayaalbaa dadkii beesa dhaafsadaye Reer [...]
Riwaayadihii National Theatre Oo Si Toos ah u Bilaabanaya & Xilliga Show-ga 1aad
Muqdisho – GMN - Abwaan Cabdi Dhuux Yuusuf oo dhawaan wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha loogu Magcaabay in uu noqdo mareeyaha Golaha muritida iyo madadaalada Ex-Tiyaatarkii hore ee Magaalada Muqdisho oo dhawaan ay sheegtay dowladda KMG ah ee Soomalia in dib ay u howlgalineyso ayaa sheegay in dadweynaha Soomaaliyeed ay malmaha soo socda daawan doonan [...]
Maryan Mursal “Facebook Amaan ii Siiya”
GMN – Fanaanadda Maryan Mursal Ciise oo ka mid ahaan jirtay Hoboladii Waabari Xlayna ka qeyb Qaadaneysay Barnaamijka Soo dhaweynta Sanadka Cusub ee 2012 oo uu soo qaban qaabiyay Taleefishanka Universal ayaa sheegtay inay ka soo jeedo Gobolka Mudug isla markaana ay muqdisho dagaanan jirtay waxa ayna Sanadka Cusub ka rajeysay inuu noqdo sanad Wanaagsan [...]

