Dadaalka joojinta qaadka UK oo meelfiican maraysa
Waxan halkan marka hore salaan uga soo jeedinaya dadka akhrisanaya qoraalkan. dhamaantiinba waxa ogaataan Sida kor ku xusanba anigoo ka mid ah Gudiga ee mutadawaca ah ee la dagaalanka iyo joojinta ee Maandooriyaha Qaadka. Waxan arrintan kaampaynkeeda wadnay waqti dheer , taasoo isugu jirtay wacyi gelin iyo saxeexyo farabadan oo laga arruriyay dadka ka soo horjeeda qaadka si [...]
Noloshiisa qof gabay muxuu cid kale tari karaa?
Sheeko Kooban, The Somali Press Waayahaan dambe waxaa bulshada ku soo kordhay shaqsiyaad jecel inay hormuud u noqdaan bulshada waliba dhanka siyaasada. Shaqsiyaadkaas intooda badani waxay wadaagaan wax tar xumada waana kuwo gabay naftooda iyo culaysna ku ah qoysasaka ay ka dhasheen iyo dadka ku taxaluqa. Waxay kaloo wadaagaan geeda saro waabka oo lagama yaabo inay [...]
Hooyada aduunka ugu yar oo dhashay Ilmo cafimaad qaba(Video)
Health-(GMN) Hooyadii ugu da’da yarayd aduunka jirtana 10 sano oo dhashay wiil dhakhaatiirta ay sheegeen in hooyadan yari ay xaalad aad u khatar badan ku jirto. Saraakiisha Caafimaadka ayaa waxay go’aamiyeen in qaliin deg deg ah lagu sameeyo gabadhaasi, si loo-bad baadiyo xaaladeeda caafimadeed. bal aan daawano. Gabadh 10 sano jir ah oo u dhalatay [...]
Maxaa Ka Jira In Dumarka La Qabo ay Ka Cimri Dheer Yihiin Kuwa Aan La Qabin ? Qalinkii Balqiis Bilan
QORMO QURUX BADAN : – Khubaro American ah, ayaa soo ogaaday in dumarka laqabo ama xaaska ah ay ka nolol dheer yihiin dumarka aan ragga lahayn ama la furo ee carmalka ah iyo kuwa aan guursan intaba. Lowreson oo ka mid ah Macalimiinta Machadka (american statistical information) isla markaana ka tirsan jaamacada Michigan ee dalka [...]
Dadka shaqeeya 11 saacadood waxay halis u yihiin Wadne xanuun.
Health-(GMN) Daraasad Lagu Ogaaday In Dadka Shaqeeya 11 Saacadood Ay Khatar Ugu Jiraan Wadna Xanuunka Dadka maalintii 11 saacadood oo ka mid ah ku kharash gareeya inay shaqeeyaan ayaa la ogaaday inuu kordho fursadda inuu ku kordho wadna xanuunku sidaasi waxa lagu sheegay daraasad la sameeyey oo lagu ogaaday 67 boqolkiiba. Koox ka tirsan Jaamacada Unuversity [...]
Qaadka Waxaa Lagu duraa Daroogo Layiraa CBC oo AH Cocaine”
WashingtongDC(GMN) Magacaygu waa C/Kariim Jiirow Sharmarke waxaan ka soo shaqeeyey waxbarashada, wakaalada horumarinta dekedaha, iyo wakaalda horumarinta beeraha oo loo yaqaan ADC waxaan hada deganahay magaalada Washinton ee Maraykanka,intii aan joogay ADC-da ayaa waxaan qaadnay qaadka miirooga ah iyo hareriga markii aan uga yaabnay sida ay dadku u malabsanayaan marka uu qaadku yimaado waxaan geynay [...]
Coca Cola iyo Pepsi Cola oo la sheegay in laga qaad cudurka Kansarka.
CPSI-(GMN) Ururka u ololeeya caafimaadka dadwaynaha oo xaruntiisu yahay magaalada Washington ayaa sidaa sheegay Urrur xaruntiisu tahay magaalada Washington ee xarunta dalka Maraykanka aya qoraal ay soo saareen ku sheegeen in walxo ay u isticmaalaan midabaynta Cocal Cola iyo Pepsi Cola baadhitaan lagu sameeyay kadibna in la ogaaday inay dhalin karaan cudurka dilaaga ah ee [...]

