Home » Waxbarashada
You are browsing entries filed in “Waxbarashada”
Kismaayo-(GMN) Jaamacada Magaalada Kismaayo oo ay ka Qalin Jabiyeen Ardaydii ugu horeysay tan iyo intii la aas aasay Jaamacada Kismaayo. Xaflad si aad ah loo,soo agaasimay islamarkaana ay ka soo qaybgaleen Mas,uuliyiin isugu jira Maamulka Jaamacadda iyo Odayaal Dhaqameed iyo Qaybaha kale ee bulshada Sida Shirkaddaha iyo Ganacsato, Maamulayaasha Iskuulada ku yaala magalada Kismaayo, ayadoona [...]
August 6th, 2010 | Posted in Latest Soomaali News, Waxbarashada | Read More »
Nairobi-(GMN) Bandhigga buug cusub oo loo bixiyey ”Hoggaaminta Wanaagsan”, ayaa lagu qabtay hotelka Andalus ee magaalada Nairobi, halkaasoo ay yimaadeen dad isugu jira aqoonyahanno, qorayaal, macallimiin Jamaacadeed, Xildhibaanno iyo marti sharaf kale. Xafladda ayaa ugu horeyn lagu faahfaahiyey ahmiyadda iyo tilmaamaha uu bixinayo buugga Hoggaaminta Wanaagsan oo uu qoray Dr Cabdi Shire Warsame oo [...]
July 18th, 2010 | Posted in Barnaamijta, Wararka., Waxbarashada | Read More »
Columbus, OH -(GMN) Boqolaal arday Soomaaliyeed ayaa si buuxda uga qalinjabiyay dusiyada sare iyo macaahida gobolka Ohio sanad dugsiyeedka 2009 – 2010. Xaflad si caalami ah loo soo agaasimay oo ka dhacday bartamaha magaalada Columbus ee gobolka Ohio ayaa bulshada Soomaaliyeed si farxad leh ugu dabaal dageen qalinjabinta ardaydan aadka u badan. Tiro ardaydii ugu [...]
July 11th, 2010 | Posted in Barnaamijta, Wararka., Waxbarashada, World | Read More »
Finland-(GMN) Magaalada Hesinki ee dalka Finland waxaa lagu so gabo gabeeyay koorso aqoon kororsi ah oo dhinaca Media ah kaas oo loo qabtay dhalinyaro kala duwan, oo ay Soomaali ka mid atahay. Koorsadan ayaa waxa lagu baranayay anshaxa warbaahinta, isticmaalka alada Kubuterka, iyo habka loogu gudbi karo saxaafad dhamaystiran. Maxed Bashiir oo kamid ahaa aradii [...]
June 25th, 2010 | Posted in Wararka., Waxbarashada | Read More »
June 20th, 2010 | Posted in Waxbarashada | Read More »
Muqdisho: (GMN) Ardada waxkabarata jaamacada muqdisho kuliyadaheeda kala gedisan ayaa waxaa usoo gabagaboobay imtixaankii ugu danbeeyey ee simisterka labaad sanad waxbarashadeedka 2009-2010ee jaamacada muqdisho. Imtixaankan oo socday muddo 10 cisho ah ayaa waxa uu soogaba gaboobay 07/06/2010 madaxa qeybta imtixaanaadka jaamacada muqdisho Dr-maxamed xasan nuur ayaa waxa uu sheegay in uu maanta usoo gabagaboobay imtixaanaadkii [...]
June 9th, 2010 | Posted in Wararka., Waxbarashada, World | Read More »
Ogaysiis: (GMN) Waxaa la ogaysiinayaa Jaaliyadda Degmada Ceel-Cadde ee gobolka Gedo in la qaban doono kulan balaaran oo looga arinsan doono Horumarinta waxbarashada Deegaanka Ceel Cade ee gobolka Gedo, Kulanka waxaa looguna magac daray “Kulanka Horumarinta Waxbarashada Degmada Ceel-Cadde waxana la qaban donaa maalinta bisha Jun ay tahay 12-ka. 2010 Fadlan si aad uga qayb [...]
June 4th, 2010 | Posted in Wararka., Waxbarashada, World | Read More »
India-(GMN) Xaflad si weyn loo soo agaasimay isla markaaga ay kasoo qeyb galeen somali iyo ajnabi isugu jira Macalimiinta Jaamacada Mohamed Sathak College of Arts & Science ayaa waxaa lagu qabtay Magaallada Chennai ee wadanka Hindiya,taasi oo loo qabtay arday somaliyeed oo ka qalin jabiyey qeybaha kala duwan ee jaamacadaasi,waxaana halkaasi ka hadlay qaar ka [...]
May 28th, 2010 | Posted in Wararka., Waxbarashada, World | Read More »
Malaysia: (GMN) 20 sano oo dalka Somaliya dowlad la´aanta iyo qalaalse la hadheen, waxaaa dalka Malaysia wax barasho tayo le ka helay kumanaan arday oo Somalia ah.Tirada ardayda somaaliyeed ee Malaysia wax kabarta wuxuu aad usii kordhay wixii ka dambeeyey sanadkii 2000, waxaana hada lagu qiyaasaa ilaa wax ka badan 4000 oo arday (ugu yaraan). [...]
May 27th, 2010 | Posted in Wararka., Waxbarashada, World | Read More »
Burco: (GMN) Munaasbadan oo ahayd mid si heersare ah loo soo Agaasimay,ayaa waxaa lagu qabtay Hoolka weyn ee City Plaza ee Magaalada Burco. Waxaa Shahaadooyin lagu gudoonsiinaayay Xafladaa 60 Arday oo ka Qalinjebisay Maadooyin kala dun sida Computer-ka Qeybihiisa kala duwan oo ay ka mid yihiin Software,Hardware,iyo Journalisam oo ah Barasha xirfada Saxaafada iyo waliba [...]
May 24th, 2010 | Posted in Wararka., Waxbarashada, World | Read More »