Home » Archives by category » OP / ED » Articles (Page 3)

Madaxweyne Noqo Ma Baqe, Ma Naxe Go’aan Adag

Madaxweyne Noqo Ma Baqe, Ma Naxe Go’aan Adag

Muqdisho(GMN)-Mas’uuliyadda madaxweyne qaran waa xil aad u culus oo qofka qabta laga rabo inuu yeesho sifooyinka loogu guullaysankaro, dalka iyo dadkuna mahadiyaan. Fadlan ka leexo jidka xukuumadihii hore mareen kuna fashilmeen muddo 22 sano ah. Fadlan TALADAN qaado haddii aad rabto inaad soo noolayso qaranimadii iyo dawladnimadii Somalia ummadaadana ka saarto masiibada dagaallada sokeeye ee [...]

Mudane Madaxweyne Arigu Ma Kala Haro!

Mudane Madaxweyne Arigu Ma Kala Haro!

Muqdisho(GMN)-Waa sheeko dhacday dhammaadka lixadammaadkii, maagaalada Garoowe waxa loo soo beddeley macallin ka tirsan Hay’adda Peace Corps, sida sheekadu leedahay. Macallinku wuxuu barayey fasal dugsiyada hoose ah xisaabta isku-darka, kala-jarka, iwm. Maalintaasi, hayeeshee, waxay ahayd xisadii kala-goynta. Baruhu, wuxuu jecleystay inuu ardadiisa dhaqankooda ku soo dhowaado, sidaas darted, tusaale wuxuu uga dhigay ariga oo goobta [...]

“Kismayo waa Xudunta Xalka Geeska Afrika”

“Kismayo waa Xudunta Xalka Geeska Afrika”

Waxaa maalmahan xiisado ka jiraan gobollada Jubooyinka oo dhawaan laga saaray Al-shabab, kadibna waxgaradka Soomaaliyeed ayaan waydiinay sida ay u arkaan arrmaha Jubooyinka, waxaayna sheegeen ay jiraan arrimo xaasaasi ah oo u  baahan xal deg-deg ah. Arrimaha xalka deg-degga ah u baahan, waxaa ka mid ah maamul-u-samaynta gobolladda Jubooyinka oo ujeeddooyin kala duwan ay ka [...]

Maxaa astaan la’aan wada dhigay?!

Maxaa astaan la’aan wada dhigay?!

Muqdisho(GMN)-Maamul aan hoggaan qabin Majarahii hagaayiyo Marjicuu u laabtaa Maankeena maran iyo Miyirkeena maqan iyo Maskaxaanshaqaynayn Miraheedaweeyaan!   “RatigadambeRatigahoresaanqaadkiisaayuuleeyahay!” murti baa tiraa, XulashadiiMaxamedCusman “Jawaari” loo igmadayGuddoomiyahaBaarlamaankaka dib, ayaawaxaa is qabsadayhambalyadaiyotahniyadahakuaaddan wax lagusheegayISBADALdhacay, waxaybakasiidartaymarkiimudaneXasanSheekhnaloogushubayinuunoqdoMadaxweyne, lanayirimaantaayaanhaynnaa dad u qalmahoggaankadalka, ooaqooniyokhibradbaleh. Anigumaalintii la doortayMudaneMaxmedCusmanJawaari, waxaanqorayqormadiiahayd: “Aragtigaabaniyoalalaasgundhigay!” ooaankuiri war yaan la degdegin, anootusaale u sooqaatayninkiiwaalnaaeemarkii loo mashxaradayyiri: “Maxaa la [...]

Maanta waa 21/October Waaa Maalinkii uu Dalka Somalia ka hirgalay kacaankii

Maanta waa 21/October Waaa Maalinkii uu Dalka Somalia ka hirgalay kacaankii

Muqdisho(GMN)-Maanta waa 21/October waaa maalinkii uu dalka Somalia ka hirgalay kacaankii ciidamadu hogaaminayeen. Hadaba waa muhiim in aan xasuusno Kacaankaas oo dalka Somalia ka hirgaliyay hormaro badan oo la taaban karo. Sidoo kale kacaankaas waxaa lagu eedayaa in uu kow ka ahaa bur burkii dalka. Hadaba aniga oo maanta Xusaya Maalintaan Taarikhiga ah aan ku [...]

Soo Lama Dhihi Karo Warbixinta Jamaal inay ahayd Qalin Gardaro?

Soo Lama Dhihi Karo Warbixinta Jamaal inay ahayd Qalin Gardaro?

Kampala(GMN) Wariye Jamaal  Cismaan waa ah wariye  Soomaaliyeed,  kuna  nool dalka  Ingariisk, wuxuu  dhawaan ku qoray wargeyska  The Guradian warbixin, taasoo  uu  ku caayey guud ahaan wariyayaasha Soomaaliyeed, iyadoo la ogyahay daruufaha adag oo ay ku shaqeeyaan suxufiyiinta Soomaaiyeed, una dheertay dilala joogta ah, waxaa loo dilayana ay tahay  warkeyga sheeg, rutana  hasheegin haddaad  sheegtana [...]

Reer Aan Is Rabin Yaa Raba: Qormo khuseeysa Soomaalida qurbaha

Reer Aan Is Rabin Yaa Raba: Qormo khuseeysa Soomaalida qurbaha

Gothenburg (GMN)-Dadka Soomaaliyeed waxay intoodii ugu horreeysay ay qurbaha usoo qexeen kadib markii ay dagaaladu ka qarxeen dalkeenna Soomaaliya horaantii 80-meeyadii kuwaasoo ugu dambayntii dhulka dhigay nidaamkii dhexe ee dalka sanaddii 1991-kii. Waxaa lakala tegey daafaca caalamka min New Zeeland ilaa New York, Bali ilaa Buenos Aires, dadka Soomaaliyeed oo ah mujtamac bulshaawi ah waxay [...]

Shanta Arrimood ee Saldhiga u ah Dhisida Nabada iyo Dowladnimadda

Shanta Arrimood ee Saldhiga u ah Dhisida Nabada iyo Dowladnimadda

Muqdisho(GMN)-Soomaaliya waxay muddo dheer ku soo jirtay dagaallo iyo macaluul is-garab socday, kuwaas oo keenay in kumanaan Soomaali ah ay daafaha caalamka ku dayacan yihiin, sidoo kalena dalka gudihiisa ay ka jiraan ammaan-darro, faqri baahsan iyo shaqo yaraan. Arrimahani waxay keeneen in dhallinyaro fara badan ay maalin kasta dalka ka sii hayaamaan, inta hartayna ay [...]

Haraadigu yuusan kala harin

Haraadigu yuusan kala harin

Muqdisho(GMN)-Haddii wali Kala guurkii lagu jiro, maadaama aan wali la dhammaystirin dhismihii  dawladnimo, maadaama aan wali la kala guran oo wali goradda la iskula jiro, lase yiri waxaa laga baxay ku meel gaarkii, sida la sheegay, aanse sidaa ahayn, aqriste, bal sii goob qormadii ahayd: “Ku meel gaarkii ma laga baxay?!”. Haddii uu dhacay kala [...]

Threats fail to deter young Somali reporters

Threats fail to deter young Somali reporters

Muqdisho(GMN)-Somalia is the most dangerous country in Africa for journalists, but refugees learning in Kenya vow a return to report. Nairobi, Kenya – The assailants grabbed the Somali sports writer, bound his hands behind his back, and proceeded to torture him. They later dumped his body outside a Mogadishu restaurant, placing the severed head on [...]

Don’t Take Blessings for Granted

Buuga Jaalle Siyaad oo la bandhigay

Jaalle Siyaad Book Event